{"id":552329,"date":"2025-12-26T09:13:18","date_gmt":"2025-12-26T06:13:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552329"},"modified":"2025-12-26T09:16:43","modified_gmt":"2025-12-26T06:16:43","slug":"mareykanka-oo-duqeeyay-koox-daacish-ah-oo-ku-sugan-nigeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/mareykanka-oo-duqeeyay-koox-daacish-ah-oo-ku-sugan-nigeria\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo duqeeyay koox\u00a0Daacish ah oo ku sugan Nigeria"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah lagu qaaday kooxaha Daacish ee ku sugan waqooyi-galbeed Dalka Nigeria.<\/p>\n<p>Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo mas&#8217;uul ka ah howlgallada Afrika ayaa sheegay in weerarka cirka lagu dilay tiro badan oo Daacish ah,kadib markii ay tilmaameen in uu codsi uga yimid madaxda Dalka Nigeria.<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan ugu mahadcelinayaa taageerada iyo iskaashiga dowladda Nigeria\u201d, ayuu yiri Xoghayaha Difaaca Mareykanka Pete Hegseth<\/p>\n<p>Duqeyntaan oo ka dhacday Magaalada Sobota ee Gobolka Sokota ayaa dabasocota amar ka yimid Madaxweynaha Mareykanka,kaas oo tilmaamaya in la bilaabo duqeyn ka dhan ah Daacishta ku sugan Dalka \u00a0Nigeria oo cadaadis ba\u2019an ku\u00a0 haya dadka Masiixiyiin ah ee ku dhaqan dalkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in weerar xagga cirka ah lagu qaaday kooxaha Daacish ee ku sugan waqooyi-galbeed Dalka Nigeria. Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), oo mas&#8217;uul ka ah howlgallada Afrika ayaa sheegay in weerarka cirka lagu dilay tiro badan oo Daacish ah,kadib markii ay tilmaameen in uu codsi uga yimid madaxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":552330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552329","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552329","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552329"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552333,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552329\/revisions\/552333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}