{"id":552318,"date":"2025-12-25T21:27:27","date_gmt":"2025-12-25T18:27:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552318"},"modified":"2025-12-25T21:27:27","modified_gmt":"2025-12-25T18:27:27","slug":"rm-xamsa-waxaad-soo-ceshateen-xuquuqdiina-oo-idinka-maqneyd-in-ka-badan-56-sanno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rm-xamsa-waxaad-soo-ceshateen-xuquuqdiina-oo-idinka-maqneyd-in-ka-badan-56-sanno\/","title":{"rendered":"RM Xamsa&#8221; Waxaad soo ceshateen xuquuqdiina oo idinka maqneyd in ka badan 56-sanno&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa farriin u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa caasimadda, kaddib doorashadii taariikhiga ahayd ee maanta qabsoontay.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa shacabka shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay taariikhda cusub ee maanta ay qoreen, wuxuuna caddeeyay in shacabka codeeyay maanta muujiyeen samir iyo adkeysi.<\/p>\n<p>&#8221; Waxaan idin leeyahay hambalyo, waxaad qorteen taariikh cusub, waxaad muujiseen samir adkeysi iyo geesinimo, waxa aad dib u soo ceshateen xuquuqdiina oo aad weydeen ama idinka maqneyd in ka badan 56-sanno, taas oo ah in aad qofka aad rabto doorato ama adiga lagu doorto, waxa aad ku ciilbaxeen codkiisa, waxaanna dalka u jiheyseen hilinka toosan ee dimuqraadiyadda iyo xoriyadda<\/p>\n<p>Mudane Xamsa, ayaa dhanka kale dadweynaha ugu bishaareeyay in uu soo fool leeyahay war weyn oo farxad leh oo ku saabsan horumarka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa farriin u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa caasimadda, kaddib doorashadii taariikhiga ahayd ee maanta qabsoontay. Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa shacabka shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay taariikhda cusub ee maanta ay qoreen, wuxuuna caddeeyay in shacabka codeeyay maanta muujiyeen samir iyo adkeysi. &#8221; Waxaan idin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":547868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552318","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552318"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552319,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552318\/revisions\/552319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547868"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}