{"id":552307,"date":"2025-12-25T20:27:45","date_gmt":"2025-12-25T17:27:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552307"},"modified":"2025-12-25T20:49:56","modified_gmt":"2025-12-25T17:49:56","slug":"maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-hambalyo-u-diray-ka-qaybgalka-nabadeed-ee-doorashada-golaha-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maareeyaha-dekedda-muqdisho-oo-hambalyo-u-diray-ka-qaybgalka-nabadeed-ee-doorashada-golaha-deegaanka\/","title":{"rendered":"Maareeyaha dekeda Muqdisho oo hambalyo u diray shacabkii ka qayb qaatay codaynta doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre, Maamulka Gobolka Banaadir, Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, iyo guud ahaan shacabka Gobolka Banaadir, kuwaas oo maanta si nabad ah u gutay waajibaadkooda dastuuriga ah, una dareeray doorashada Golaha Deegaanka degmooyinka Muqdisho.<\/p>\n<p>Maareeyaha ayaa tilmaamay in ka-qaybgalka ballaaran ee shacabka iyo sida ay doorashadu ugu qabsoontay jawi deggen ay muujinayso biseylka siyaasadeed iyo doorka muhiimka ah ee ay muwaadiniintu ku leeyihiin dhismaha dowladnimo dimuqraadi ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu si gaar ah u bogaadiyey hay\u2019adaha amniga qaranka, isagoo xusay in ay laf-dhabar u ahaayeen sugidda amniga iyo xaqiijinta in doorashooyinku ku qabsoomaan jawi nabad iyo xasillooni leh, taas oo horseeday guusha hanaanka doorashooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre, Maamulka Gobolka Banaadir, Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, iyo guud ahaan shacabka Gobolka Banaadir, kuwaas oo maanta si nabad ah u gutay waajibaadkooda dastuuriga ah, una dareeray doorashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":552308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552307","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552307"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552317,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552307\/revisions\/552317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552308"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}