{"id":552247,"date":"2025-12-25T16:36:05","date_gmt":"2025-12-25T13:36:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552247"},"modified":"2025-12-25T16:36:05","modified_gmt":"2025-12-25T13:36:05","slug":"galmudug-oo-madaxweynaha-jfs-ku-bogaadisay-hirgelinta-doorashada-golaha-deegaanka-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/galmudug-oo-madaxweynaha-jfs-ku-bogaadisay-hirgelinta-doorashada-golaha-deegaanka-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Galmudug oo Madaxweynaha JFS ku bogaadisay hirgelinta doorashada golaha deegaanka gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Caasimadda Muqdisho ee maanta sida nabad-galyada, xasilloonida, xaddaaradda iyo horumarka leh ugu dareeray goobaha cod bixinta ee doorashooyinka Golaha deegaanka degmooyinka Gobolka Benaadir.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay Guddiga Qaran ee madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha iyo hay&#8217;adaha ammaanka dalka oo sida xilkasnimada leh ee ay u guteen wajibaadkooda shaqo, isla markaana xaqiijiyay in doorashadu ku qabsoonto si nabad ah, isaga oo hoosta ka xarriiqay in tallaabadani ay tahay guul taariikhi ah oo usoo hoyatay Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn, Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku ammaanay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, go&#8217;aanka taariikhiga iyo dadaalka joogta ah ee uu galiyay in 60 sano kaddib, shacabka Caasimaddu codkooda ku doortaan Matalayaashooda Golaha Deegaanka, isaga oo ugu baaqay shacabka Galmudug in ay u diyaar garoobaan in ay codkooda kusoo doortaan Madaxdooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Caasimadda Muqdisho ee maanta sida nabad-galyada, xasilloonida, xaddaaradda iyo horumarka leh ugu dareeray goobaha cod bixinta ee doorashooyinka Golaha deegaanka degmooyinka Gobolka Benaadir. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay Guddiga Qaran ee madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha iyo hay&#8217;adaha ammaanka dalka oo sida xilkasnimada leh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":552248,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552247","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552247"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552249,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552247\/revisions\/552249"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552248"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}