{"id":552198,"date":"2025-12-25T11:50:34","date_gmt":"2025-12-25T08:50:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552198"},"modified":"2025-12-25T11:51:02","modified_gmt":"2025-12-25T08:51:02","slug":"wasiirri-ka-tirsan-xfs-oo-ka-codeeyay-degmooyin-dhowr-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirri-ka-tirsan-xfs-oo-ka-codeeyay-degmooyin-dhowr-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirro ka tirsan XFS oo ka codeeyay degmooyin dhowr ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirada Wasaaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda XFS mudane Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali Xoosh iyo Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa saaka codkooda ka dhiibtay doorashada golaha deegaanka ee ka socota Degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha oo codadkiisa ka dhiibtay Degmada Shingaani ayaa yiri\u201cDoorashada maanta waa guul, waxaa kusoo bixi doona hoggaan wiilal iyo gabsho leh, oo dalkaan mustaqbalkiisa hoggaamiya\u201d ayuu yiri wasiir\u00a0 Ali Yusuf Ali &#8211; Xoosh<\/p>\n<p>Wasiirka Caddaaladda oo isna ka codeeyay Degmada Hodan ayaa bogaadiyay ka-qaybgalka ballaaran ee dadweynaha ee muujiyay rabitaankooda ku aaddan dib-u-helidda xuquuqdooda dastuuriga ah.<\/p>\n<p>Wasiiradaan ayaa ammaanay dadaalka hufnaanta ah iyo mas\u2019uuliyadda ay muujiyeen howlwadeennada guddiyada doorashooyinka iyo Hey&#8217;adaha Ammaanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-552201 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/kow-1.png\" alt=\"\" width=\"692\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/kow-1.png 692w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/kow-1-300x201.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/kow-1-330x220.png 330w\" sizes=\"auto, (max-width: 692px) 100vw, 692px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirada Wasaaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda XFS mudane Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali Xoosh iyo Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa saaka codkooda ka dhiibtay doorashada golaha deegaanka ee ka socota Degmooyinka gobolka Banaadir. Wasiirka Arrimaha Gudaha oo codadkiisa ka dhiibtay Degmada Shingaani ayaa yiri\u201cDoorashada maanta waa guul, waxaa kusoo bixi doona hoggaan wiilal iyo gabsho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":552200,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552198","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552198"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552203,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552198\/revisions\/552203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552200"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}