{"id":552191,"date":"2025-12-25T11:27:43","date_gmt":"2025-12-25T08:27:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552191"},"modified":"2025-12-25T11:30:09","modified_gmt":"2025-12-25T08:30:09","slug":"xildhibaanno-kamid-ah-2-da-aqal-oo-codkooda-ka-dhiibtay-doorashada-golaha-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaanno-kamid-ah-2-da-aqal-oo-codkooda-ka-dhiibtay-doorashada-golaha-deegaanka\/","title":{"rendered":"Xildhibaanno kamid ah 2-da Aqal oo codkooda ka dhiibtay doorashada golaha deegaanka"},"content":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxoow iyo Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa maanta codkooda ka dhiibtay Degmooyinka Kaaraan iyo Shangaani oo ay ka socdaan doorashada golaha deegaanka ee Gonolka Banaadir.<\/p>\n<p>&#8221; Waxaa soo marnay marxalado adag, balse maanta dalka waa nabad, shacabkuna codkooda ayey ku ciil baxayaan&#8221;,sidaasi waxaa yiri xildhibaan Mocalimoow.<\/p>\n<p>Senetor Muuse Suudi oo ka hadlay goobtii codbixinta ayaa farriin u diray kuwa diidan doorashada,isagoo ugu baaqay in ay wax la qeybsadaan umadda,isla markaana la ilaaliyo wadajirka umadda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-552193 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xil2.png\" alt=\"\" width=\"637\" height=\"359\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xil2.png 637w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/xil2-300x169.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 637px) 100vw, 637px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxoow iyo Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimow ayaa maanta codkooda ka dhiibtay Degmooyinka Kaaraan iyo Shangaani oo ay ka socdaan doorashada golaha deegaanka ee Gonolka Banaadir. &#8221; Waxaa soo marnay marxalado adag, balse maanta dalka waa nabad, shacabkuna codkooda ayey ku ciil baxayaan&#8221;,sidaasi waxaa yiri xildhibaan Mocalimoow. Senetor Muuse Suudi oo ka hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":552192,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552191","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552191"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552197,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552191\/revisions\/552197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}