{"id":552174,"date":"2025-12-25T09:44:53","date_gmt":"2025-12-25T06:44:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552174"},"modified":"2025-12-25T10:26:44","modified_gmt":"2025-12-25T07:26:44","slug":"dadka-baahiyaha-gaarka-ah-qaba-oo-qeyb-ka-ah-muwaadiniinta-codkooda-ka-dhiibanaya-doorashada-golaha-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dadka-baahiyaha-gaarka-ah-qaba-oo-qeyb-ka-ah-muwaadiniinta-codkooda-ka-dhiibanaya-doorashada-golaha-deegaanka\/","title":{"rendered":"Dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo loo sahlayo inay codkooda ka dhiibanaya doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho waxay qoraysaa taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka Soomaaliyeed, kadib markii si wadajir ah 16-ka degmo ee caasimadda ay uga bilaabatay doorashada Golaha Deegaanka, taasoo markii ugu horreysay 57 sano kadib lagu qabanayo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo loo fududeeyey inay tagaan goobaha codbixinta ayaa la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ereyada ay yiraahdeen waxaa ka mid ah \u201csaakay waaberigii ayaan imid si aan codkayga u dhiibto,\u201d ayuu yiri mid ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba.<\/p>\n<p>Hooyo Hindiya oo 70 jir ah ayaa sidoo kale tiri: \u201cMaanta codkayga ayaan ku ciilbixiyay anigoo da\u2019 ah, aad baan ugu faraxsanahay.\u201d<\/p>\n<p>Mahdi, oo ah wakiilka dadka baahiyaha gaarka qaba ee degmada Heliwaa, ayaa sidoo kale yiri: \u201cCodkayga saakay waan ku cibaadeystay, dadka si nabad ah ayay u codeynayaan.\u201d<\/p>\n<p>Goobaha codbixinta ee degmooyinka caasimadda ayaa weli si habsami leh uga socda, halkaas oo ay ku sugan yihiin wariyeyaasha Warbaahinta Qaranka. Muqdisho ayaa markale yeelanaysa Golaha Deegaanka oo kusoo baxay doorasho dadweyne, kadib in ka badan nus qarni.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-552176 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/ok4.png\" alt=\"\" width=\"782\" height=\"462\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/ok4.png 782w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/ok4-300x177.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/ok4-768x454.png 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 782px) 100vw, 782px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho waxay qoraysaa taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka Soomaaliyeed, kadib markii si wadajir ah 16-ka degmo ee caasimadda ay uga bilaabatay doorashada Golaha Deegaanka, taasoo markii ugu horreysay 57 sano kadib lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Qaar ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo loo fududeeyey inay tagaan goobaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":552176,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552174","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552174","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552174"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552174\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552190,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552174\/revisions\/552190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552174"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552174"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552174"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}