{"id":552138,"date":"2025-12-25T06:25:31","date_gmt":"2025-12-25T03:25:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=552138"},"modified":"2025-12-25T06:25:31","modified_gmt":"2025-12-25T03:25:31","slug":"taliyaha-boliiska-soomaaliya-oo-kormeeray-goobaha-doorashada-ee-golaha-deegaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-boliiska-soomaaliya-oo-kormeeray-goobaha-doorashada-ee-golaha-deegaanka\/","title":{"rendered":"Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo kormeeray goobaha \u00a0doorashada ee golaha deegaanka"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cisman Cabdullaahi iyo saraakiil kale oo la socday ayaa kormeeray \u00a0inta badan xarumaha degmooyinka\u00a0 ee loo diyaariyey in ay ka codeeyaan dadweynaha ku dhaqan Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Boliska waxaa kormeerkiisa ku wehelinayeen Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi\u00a0 iyo Taliyaha Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir\u00a0 G\/Sare Mahdi Cumar Muumin iyo saraakiil kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa u kuur galay sida loo xoojiyey amniga iyo xaalada ciidanka ay ku sugan yihiin\u00a0 wuxuuna warbixino ka dhageystey\u00a0 saraakiisha hoggaaminaysa\u00a0 ciidanka jooga\u00a0 xarumaha loo cayimay in ay bulshada ka codeeyaan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cisman Cabdullaahi iyo saraakiil kale oo la socday ayaa kormeeray \u00a0inta badan xarumaha degmooyinka\u00a0 ee loo diyaariyey in ay ka codeeyaan dadweynaha ku dhaqan Gobolka Banaadir. Taliyaha Ciidanka Boliska waxaa kormeerkiisa ku wehelinayeen Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi\u00a0 iyo Taliyaha Qeybta Guud Ee Boliiska Gobolka Banaadir\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":552139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-552138","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=552138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":552140,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/552138\/revisions\/552140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/552139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=552138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=552138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=552138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}