{"id":551595,"date":"2025-12-20T10:09:28","date_gmt":"2025-12-20T07:09:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=551595"},"modified":"2025-12-20T10:10:06","modified_gmt":"2025-12-20T07:10:06","slug":"taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-oo-diray-hambalyo-ku-aaddan-sanad-guuradii-82-aad-ee-aasaaska-ciidanka-booliiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyihii-hore-ee-ciidanka-booliiska-oo-diray-hambalyo-ku-aaddan-sanad-guuradii-82-aad-ee-aasaaska-ciidanka-booliiska\/","title":{"rendered":"Taliyihii hore ciidanka Booliiska oo diray Hambalyo ku aaddan Sanad-guuradii 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Dr. Shariif Sheekhuna Maye, ayaa hambalyo u diray dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, oo ay ka mid yihiin saraakiisha, saraakiil xigeennada, alifleeyda, dableyda iyo qoysaskooda, munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad oo ku beegan maanta.<\/p>\n<p>Sareeye Gaas Shariif ayaa Ciidanka Booliska u rajeeyay guul, horumar iyo dadaal joogto ah, si ay u gutaan waajibaadkooda qaran ee la xiriira ilaalinta amniga, sharciga iyo kala dambeynta dalka meel kasta oo ay ka howlgalayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Dr. Shariif Sheekhuna Maye, ayaa hambalyo u diray dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, oo ay ka mid yihiin saraakiisha, saraakiil xigeennada, alifleeyda, dableyda iyo qoysaskooda, munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad oo ku beegan maanta. Sareeye Gaas Shariif ayaa Ciidanka Booliska u rajeeyay guul, horumar iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":551596,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-551595","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551595","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=551595"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551595\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":551598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551595\/revisions\/551598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/551596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=551595"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=551595"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=551595"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}