{"id":551583,"date":"2025-12-20T09:59:51","date_gmt":"2025-12-20T06:59:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=551583"},"modified":"2025-12-20T09:59:51","modified_gmt":"2025-12-20T06:59:51","slug":"taliyaha-ciidanka-booliiska-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-booliiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-booliiska-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-booliiska\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidanka Booliiska oo hambalyo u diray ciidanka Booliiska\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa hambalyo ku aaddan Sanad-guuradii 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed\u00a0u diray dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, oo ay ka mid yihiin saraakiisha, saraakiil xigeennada, alifleeyda, dableyda iyo qoysaskooda, munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad oo ku beegan maanta.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya &#8220;Maanta waa maalin muhiim u ah Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, waxaana u dirayaa hambalyo dhammaan ciidanka.&#8221;ayuu yiri Taliyuhu isagoo sidoo kale na faray in la sii laba jiba jibaaro waajibka qaran ee saaran ciidanka Booliiska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa hambalyo ku aaddan Sanad-guuradii 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed\u00a0u diray dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, oo ay ka mid yihiin saraakiisha, saraakiil xigeennada, alifleeyda, dableyda iyo qoysaskooda, munaasabadda xuska sanad-guuradii 82-aad oo ku beegan maanta. Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya &#8220;Maanta waa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":551584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-551583","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=551583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":551585,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551583\/revisions\/551585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/551584"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=551583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=551583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=551583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}