{"id":551502,"date":"2025-12-19T15:33:17","date_gmt":"2025-12-19T12:33:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=551502"},"modified":"2025-12-19T15:51:16","modified_gmt":"2025-12-19T12:51:16","slug":"wasiirada-kalluumaysiga-iyo-dekedaha-xfs-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-masuuliyiin-turki-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirada-kalluumaysiga-iyo-dekedaha-xfs-kulan-muhiim-ah-la-yeeshay-masuuliyiin-turki-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Mas\u2019uuliyiin Turki ah"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah Mudane Axmed Xasan Aadan iyo Wasiirka Dekedaha ee XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha ee dalkaasi Mudane \u0130brahim Yumakl\u0131.<\/p>\n<p>Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ,gaar ahaan \u00a0labada Wasaaradood iyo sido kale dardargelinta fulinta heshiisyo horay loo gaaray oo ay jireen iskaashiga iyo Horumarinta Waxsoosaarka Badda.<\/p>\n<p>Wasiirada Wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulankaasi ka hadlay ayaa dowlada iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Turkiga uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ku dhisan wax-wadaqabsiga labada dal.<\/p>\n<p>Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane \u0130brahim Yumakl\u0131 oo isna hadlay ayaa sheegay in Dowladda Turkiga ay ka go&#8217;antahay taageeradda iyo iskaashiga Soomaaliya iyo fulinta dhammaan heshiisyadii lawada saxiixday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-551520 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/as-5.jpg\" alt=\"\" width=\"590\" height=\"424\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/as-5.jpg 590w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/as-5-300x216.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 590px) 100vw, 590px\" \/> \u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-551522 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/as4-2.jpg\" alt=\"\" width=\"986\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/as4-2.jpg 986w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/as4-2-274x300.jpg 274w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/as4-2-935x1024.jpg 935w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/as4-2-768x841.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/as4-2-860x942.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 986px) 100vw, 986px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah Mudane Axmed Xasan Aadan iyo Wasiirka Dekedaha ee XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha ee dalkaasi Mudane \u0130brahim Yumakl\u0131. Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ,gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":551523,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-551502","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=551502"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":551524,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551502\/revisions\/551524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/551523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=551502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=551502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=551502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}