{"id":551315,"date":"2025-12-18T14:45:46","date_gmt":"2025-12-18T11:45:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=551315"},"modified":"2025-12-18T16:07:26","modified_gmt":"2025-12-18T13:07:26","slug":"wasiirka-dekaddaha-xfs-oo-boogaadiyay-kaalinta-wasiirada-ee-ansixinta-xeer-nidaamiyaha-buugga-badmaaxa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dekaddaha-xfs-oo-boogaadiyay-kaalinta-wasiirada-ee-ansixinta-xeer-nidaamiyaha-buugga-badmaaxa\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dekaddaha XFS oo boogaadiyay kaalinta wasiirada ee ansixinta Xeer-nidaamiyaha Buugga Badmaaxa"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kaga Mahadceliyay Golaha Wasiirada oo ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Buugga Badmaaxa Soomaaliyeed,kaas\u00a0 oo muhiim u ah badqabka badaha, xirfadda badmaaxiinta iyo hannaanka shaqo ee Badda.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa tilmaamay in Tallaabadani ay ku timid dadaallada dib-u-habeynta ah ee guud ahaan qeybaha kala duwan ee Wasaaradda, iyadoo la fulinayo siyaasadda guud ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya JFS ee ku aaddan dhaqan-gelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka, iyadoo mudnaanta la siinayo danaha qaranka.<\/p>\n<p>\u201cXeer nidaamiyahan muhiimka ah wuxuu adkeynayaa amniga, wuxuu ciribtirayaa dukumiintiyada been-abuurka ah, wuxuuna suuragelinayaa inay Soomaaliya si buuxda ula jaanqaaddo heshiisyada caalamiga sida STCW iyo MLC 2006.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu furayaa albaabo shaqo oo cusub oo ay ka faa\u2019iidaysanayaan badmaaxiinta Soomaaliyeed, wuxuuna kor u qaadayaa sumcadda iyo kalsoonida calanka Soomaaliya\u201dayuu yiri Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in arrintani ay tahay guul qaran oo dhiirrigelinaysa mustaqbal ifaya ee dhanka badaha, isagoo uga mahadceliyay guddiga mar walba ka shaqeeyay howlahan baaxadda leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kaga Mahadceliyay Golaha Wasiirada oo ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Buugga Badmaaxa Soomaaliyeed,kaas\u00a0 oo muhiim u ah badqabka badaha, xirfadda badmaaxiinta iyo hannaanka shaqo ee Badda. Wasiirka ayaa tilmaamay in Tallaabadani ay ku timid dadaallada dib-u-habeynta ah ee guud ahaan qeybaha kala duwan ee Wasaaradda, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":551323,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-551315","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=551315"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":551322,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551315\/revisions\/551322"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/551323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=551315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=551315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=551315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}