{"id":551218,"date":"2025-12-17T13:15:32","date_gmt":"2025-12-17T10:15:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=551218"},"modified":"2025-12-17T13:15:32","modified_gmt":"2025-12-17T10:15:32","slug":"koonfur-galbeed-ayaa-ku-dhawaaqday-xaaladda-baniaadanimo-oo-ka-jirta-deegaanada-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/koonfur-galbeed-ayaa-ku-dhawaaqday-xaaladda-baniaadanimo-oo-ka-jirta-deegaanada-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Koonfur Galbeed oo ku Dhawaaqday Xaaladda Bani\u2019aadanimo oo ka jirta Deegaanada Maamulkaas"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Wasaaradda arrimaha gargaarka iyo maareynta masiibooyinka dowlad goboleedka Soomaaliya ee koonfur galbeed ayaa ku dhawaaqday Xaaladda Bani\u2019aadanimo oo ka jirta Deegaanada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Wasaaradda oo samaysay xog-uruurin ku xaalada Bani\u2019aadanimo ee ka jirta deegaanada KGS ayaa waxay soo saartay warbixin sheegaysa in 621,000 qof oo ku nool KGS ayaa u baahan inay helaan gargaar Bani\u2019aadanimo oo degdeg ah.<\/p>\n<p>sidoo kale wasaaradda ayaa ku dhawaaqday in<br \/>\n134,970 caruur ah oo da\u2019dooda ka yar tahay 5 sano, ay wajahanayaan xaalad nafaqa-darro<br \/>\noo aad u daran deeegaanada KGS.<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa sidoo kale xustay in roobabkii oo yaraaday sababtay in ay saamayn ku yeelato dalaga beeraha iyo ilihii biyaha deegaanada koonfur galbeed taas na sababtay in shacabka u kala guuraan masaafooyin kala durugsan si ay u helaan biyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo(SONNA):-Wasaaradda arrimaha gargaarka iyo maareynta masiibooyinka dowlad goboleedka Soomaaliya ee koonfur galbeed ayaa ku dhawaaqday Xaaladda Bani\u2019aadanimo oo ka jirta Deegaanada Koonfur Galbeed. Wasaaradda oo samaysay xog-uruurin ku xaalada Bani\u2019aadanimo ee ka jirta deegaanada KGS ayaa waxay soo saartay warbixin sheegaysa in 621,000 qof oo ku nool KGS ayaa u baahan inay helaan gargaar Bani\u2019aadanimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":58,"featured_media":551219,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-551218","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551218","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/58"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=551218"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551218\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":551221,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/551218\/revisions\/551221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/551219"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=551218"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=551218"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=551218"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}