{"id":550894,"date":"2025-12-13T18:08:11","date_gmt":"2025-12-13T15:08:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550894"},"modified":"2025-12-13T18:10:59","modified_gmt":"2025-12-13T15:10:59","slug":"rw-xamsa-cabdi-barre-oo-wasiirro-cusub-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rw-xamsa-cabdi-barre-oo-wasiirro-cusub-magacaabay\/","title":{"rendered":"RW Xamsa Cabdi Barre oo Wasiirro cusub magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre \u00a0ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada.<\/p>\n<p>Wasiirka cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa loo magaacabay Jamaal Maxamed Xasan, iyadoo xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Aadan ( Geesood), sidoo kale, Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa looga magacaabay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guryeynta XFS, waxaanna xilkaas laga qaaday Cilmi Maxamuud Nuur.<\/p>\n<p>Afhayeenka Xukuumadda Abdinasir Ahmed Bashir ayaa warbaahinta u akhriyay wareegtada Ra&#8217;iisul Wasaaraha, wasiirrada cusub ayaa la faray in ay si deg deg ah xilka ula wareegeen si ay u gutaan waajibaadka qaranka ee loo igmaday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-550895\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7343-300x190.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"190\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7343-300x190.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7343-768x486.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7343-860x544.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7343.jpeg 940w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-550897\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7344-300x167.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"167\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7344-300x167.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7344-1024x570.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7344-768x428.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7344-860x479.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/IMG_7344.jpeg 1320w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre \u00a0ayaa maanta magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada. Wasiirka cusub ee Ganacsiga iyo Warshadaha XFS ayaa loo magaacabay Jamaal Maxamed Xasan, iyadoo xilkaas laga qaaday Maxamuud Axmed Aadan ( Geesood), sidoo kale, Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa looga magacaabay Wasiirka Wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":535542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550894","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550894"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550900,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550894\/revisions\/550900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/535542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}