{"id":550804,"date":"2025-12-12T10:52:03","date_gmt":"2025-12-12T07:52:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550804"},"modified":"2025-12-12T10:54:49","modified_gmt":"2025-12-12T07:54:49","slug":"wasiir-xasan-macalin-xeerka-ciqaabta-soomaaliya-waxaa-uu-la-jaanqaadayaa-diinta-islaamka-iyo-dhaqanka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-xasan-macalin-xeerka-ciqaabta-soomaaliya-waxaa-uu-la-jaanqaadayaa-diinta-islaamka-iyo-dhaqanka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiir Xasan Macallin &#8220;Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warb aahinta qaranka ayaa ka warbixiyay xeerka ciqaabta Soomaaliyeed oo dhawaan ay meel mariyeen Golaha Wasiirada XFS.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda ayaa xusay in xeerkaan cusub oo ay ka soo shaqeeyeen xeeldheerayaal Soomaali ah uu yahay mid la jaanqaadaya Xaaladaha bulsho ee iyo Xeerarka caalamiga ah ee dunida.<\/p>\n<p>Xeerka ciqaabta oo badallaya kii hore oo lagu soo dhaqmay dhowr iyo lixdan sano,waxa uu horseedayaa in ay yaraadaan dambiyada\u00a0 ka dhexdhaca dadweynaha iyo in la ilaaliyo xuquuqda aasaasiga ah ee qeybaha bulshada.<\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Xasan Macallin waxa uu caddeeyay in xeerka ciqaabta Soomaaliya lagu saleeyay diinta islaamka ,dhaqanka Soomaalida iyo\u00a0 hab dhaqanka xeerarka dowladaha carabta oo ay Soomaaliya ku jirto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warb aahinta qaranka ayaa ka warbixiyay xeerka ciqaabta Soomaaliyeed oo dhawaan ay meel mariyeen Golaha Wasiirada XFS. Wasiirka Cadaaladda ayaa xusay in xeerkaan cusub oo ay ka soo shaqeeyeen xeeldheerayaal Soomaali ah uu yahay mid la jaanqaadaya Xaaladaha bulsho ee iyo Xeerarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":550806,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550804","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550804","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550804"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550804\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550809,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550804\/revisions\/550809"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/550806"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550804"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550804"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550804"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}