{"id":550731,"date":"2025-12-11T13:15:38","date_gmt":"2025-12-11T10:15:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550731"},"modified":"2025-12-11T13:15:38","modified_gmt":"2025-12-11T10:15:38","slug":"taliyaha-booliiska-oo-dhagax-dhigay-dhismaha-cusub-ee-saldhigga-howlwadaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-booliiska-oo-dhagax-dhigay-dhismaha-cusub-ee-saldhigga-howlwadaag\/","title":{"rendered":"Taliyaha Booliiska oo dhagax-dhigay dhismaha cusub ee saldhigga Howlwadaag"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Booliiska Gen. Asad Cismaan Diyaano \u00a0ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha saldhig cusub oo loogu talagalay ciidanka boliiska ee Degmada Howlwadaag.<\/p>\n<p>Taliyaha oo ka hadlay xaflad loo sameeyay dhagax-dhigga saldhiggaasi ayaa ka warbixiyay ahmiyadda ay bulshada u leeyihiin xarumaha boliiska iyo dadaalka loogu jiro sidii dayactir iyo dib u dhis loogu sameyn lahaa goobaha ay ku howlgalaan ciidamada ee gudaha dalka.<\/p>\n<p>Xafladdaasi waxaa kaloo ka hadlay Taliyaha Saldhigga Howlwadaag Gaashaanle Dhexe Cabdullaahi Xasan Cali ,isagoo sheegay in uu ku faraxsan yahay dib u dhiska cusub ee lagu sameynaayo saldhigga degmada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Booliiska Gen. Asad Cismaan Diyaano \u00a0ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha saldhig cusub oo loogu talagalay ciidanka boliiska ee Degmada Howlwadaag. Taliyaha oo ka hadlay xaflad loo sameeyay dhagax-dhigga saldhiggaasi ayaa ka warbixiyay ahmiyadda ay bulshada u leeyihiin xarumaha boliiska iyo dadaalka loogu jiro sidii dayactir iyo dib u dhis loogu sameyn lahaa goobaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":550735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550731","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550731","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550731"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550731\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550736,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550731\/revisions\/550736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/550735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550731"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550731"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550731"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}