{"id":550304,"date":"2025-12-06T15:12:53","date_gmt":"2025-12-06T12:12:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550304"},"modified":"2025-12-06T15:13:31","modified_gmt":"2025-12-06T12:13:31","slug":"guddoonka-aqalka-sare-oo-qaabilay-wafdi-uu-hoggaaminay-guddoomiyaha-baarlamaanka-is-cafiska-iyo-nabada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoonka-aqalka-sare-oo-qaabilay-wafdi-uu-hoggaaminay-guddoomiyaha-baarlamaanka-is-cafiska-iyo-nabada\/","title":{"rendered":"Guddoonka aqalka sare oo qaabilay wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Baarlamaanka is cafiska iyo nabada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta xarunta Aqalka Sare ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Caalamiga ah ee Is-cafiska iyo Nabadda Mudane Axmed Maxamed Aljarwaan.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta kaalinta hay\u2019adaha sharci-dejinta ee horumarinta nabadda, dulqaadka, wada-hadalka, is-cafinta, iyo muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya si buuxda uga mid noqoto Baarlamaanka Caalamiga ah ee Is-cafiska iyo Nabadda, si loo gaarsiiyo fagaarayaasha caalamka aragtida nabadeed iyo wada noolaanshaha bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, labada Guddoomiye waxay kala saxiixdeen Heshiis Is-afgarad (MoU) oo Aqalka Sare u suurtagelinaya inuu xubin rasmi ah ka noqdo Baarlamaanka Caalamiga ah ee Is-cafiska iyo Nabadda, oo ay ku mideysan yihiin in ka badan 100 dowladood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta xarunta Aqalka Sare ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Caalamiga ah ee Is-cafiska iyo Nabadda Mudane Axmed Maxamed Aljarwaan. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta kaalinta hay\u2019adaha sharci-dejinta ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":550305,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550304","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550304","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550304"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550304\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550307,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550304\/revisions\/550307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/550305"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550304"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550304"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550304"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}