{"id":550294,"date":"2025-12-06T14:38:48","date_gmt":"2025-12-06T11:38:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550294"},"modified":"2025-12-06T14:38:48","modified_gmt":"2025-12-06T11:38:48","slug":"kusimaha-madaxweynaha-jfs-ahna-guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-qaabilay-guddoomiyaha-baarlamaanka-is-cafinta-iyo-nabada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kusimaha-madaxweynaha-jfs-ahna-guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-qaabilay-guddoomiyaha-baarlamaanka-is-cafinta-iyo-nabada\/","title":{"rendered":"Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabilay guddoomiyaha Baarlamaanka is cafinta iyo nabada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan mira dhal ah kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka caalamiga ah ee Iscafinta iyo Nabadda Axmed bin Maxamed Al-Jarwaan oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo shalay soo gaareen Magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay ka qeyb galeen Senataro ka tirsan Golaha Aqalka Sare, ayaa ugu horreyn Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka caalamiga ah ee Iscafinta iyo Nabadda Axmed bin Maxamed Al-Jarwaan, waxa uu kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna guddoomiyaha golaha shacabka uga mahadceliyey casuumaada uu ku casuumaday inuu booqasho rasmi ah ku yimaado Soomaaliya, isagoo sheegay inuu ku faraxsanyahay imaatinkiisa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu kusimaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha golaha shacabka uga warbixyey howlaha uu qabto baarlamaanka caalamiga ah ee iscafinta iyo nabadda iyo sidoo kale dowladaha ku mideysan.<\/p>\n<p>Kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ugu horreyn u mahadceliyey wafdiga ka socda baarlamaanka caalamIga ah ee Iscafinta iyo Nabadda ayaa sheegay in Soomaaliya ay soo dhoweyneyso Golaha Baarlamaanka caalamiga ah islamarkaana ay kaalinteeda ka qaadan doonto, isagoo la wadaagay warbixin ku saabsan in Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya uu meel mariyey shuruuc muhiim u ah dowlad dhiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Caalamiga ah ee Iscafinta iyo Nabadda Axmed bin Maxamed Al-Jarwaan ayaa kala saxiixday heshiis ku qotoma ka mid noqoshada Soomaaliya ee Baarlamaanka caalamiga ah iyo sidoo kale wadashaqeynta labada dhinac.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-550296 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020832794-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-550297 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020835248-1-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-550298 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020839402.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020839402.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020839402-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020839402-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020839402-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020839402-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020839402-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020839402-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-550299 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020842115.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020842115.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020842115-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020842115-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020842115-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020842115-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020842115-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1765020842115-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan mira dhal ah kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka caalamiga ah ee Iscafinta iyo Nabadda Axmed bin Maxamed Al-Jarwaan oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo shalay soo gaareen Magaaladda Muqdisho. Kulanka oo ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":550295,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550294","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550300,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550294\/revisions\/550300"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/550295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}