{"id":550215,"date":"2025-12-05T15:07:34","date_gmt":"2025-12-05T12:07:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550215"},"modified":"2025-12-05T15:07:34","modified_gmt":"2025-12-05T12:07:34","slug":"wasaaradda-kalluumeysiga-xfs-oo-daahfurtay-mashruuca-horumarinta-kalluumeysuga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-kalluumeysiga-xfs-oo-daahfurtay-mashruuca-horumarinta-kalluumeysuga\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo daahfurtay mashruuca horumarinta kalluumeysuga"},"content":{"rendered":"<p>Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee XFS Cali Ifiye Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray mashruuc loogu talagalay horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee xagga kalluumeysiga.<\/p>\n<p>Mashruucaan ayaa waxa iska kaashanaya Wasaaradda Kalluumeysiga, Dowladda Japan iyo Hey\u2019adda FAO ee Qarama Midoobay,kaas oo loogu talagalay in uu sare u qaado adeegyada la xiriira ilaalinta kheyraadka badda iyo awoodsiinta bulshada xeebaha.<\/p>\n<p>\u201cMashruuca maanta ee la daahfuray ayaa \u00a0wuxuu muhiim u yahay kobac dhaqaale, abuurista fursado shaqo iyo la-dagaalanka kalluumeysiga sharci-darrada ah\u201d sidaasi waxaa yiri Wasiir Cali Ifiye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee XFS Cali Ifiye Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho ku daahfuray mashruuc loogu talagalay horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee xagga kalluumeysiga. Mashruucaan ayaa waxa iska kaashanaya Wasaaradda Kalluumeysiga, Dowladda Japan iyo Hey\u2019adda FAO ee Qarama Midoobay,kaas oo loogu talagalay in uu sare u qaado adeegyada la xiriira ilaalinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":550216,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550215","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550217,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550215\/revisions\/550217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/550216"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}