{"id":550209,"date":"2025-12-05T13:57:49","date_gmt":"2025-12-05T10:57:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550209"},"modified":"2025-12-05T13:57:49","modified_gmt":"2025-12-05T10:57:49","slug":"qunsulka-soomaaliya-ee-jiddah-oo-la-shiray-dhiggiisa-dalalka-turkiye-iraq-iyo-brunei","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qunsulka-soomaaliya-ee-jiddah-oo-la-shiray-dhiggiisa-dalalka-turkiye-iraq-iyo-brunei\/","title":{"rendered":"Qunsulka Soomaaliya ee Jiddah oo la shiray dhiggiisa dalalka T\u00fcrkiye ,Iraq iyo Brunei"},"content":{"rendered":"<p>Qunsulka Guud ee Dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya Mudane Cabdi Wali Xirsi Cabdulle \u00a0ayaa kulamo muhiim ah la-yeeshay dhiggiisa dalalka T\u00fcrkiye ,Iraq iyo Brunei.<\/p>\n<p>Qunsulka Soomaaliya oo ay kulankaasi ku wehelinayeen xubno sare ayaa kulamo kala gaar h la qaatay Qunsulka Turkiga ee Jiddah Mustafa Unaal,kan Ciraaq Mustafa Alshaayic iyo sii hayaha qunsulka Brunei Farxaan C\/Qani,<\/p>\n<p>Dhinacyadaasi ayaa ka wadahadlay qodobbo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka wada shaqeyned ee dalalkaasi,isdhaafsiga ganacsiga iyo kuwo kale oo la xiriiray xagga maalgashiga.<\/p>\n<p>Kulamadaasi ayaa sidoo kale loogahadlay dardargalinta iskaashiga sadexda dal iyo sida loo abuuri karo fursado shaqo oo wax u tara bulshada Soomaaliya,gaar ahaan jiilasha cusub ee sugaya mustaqbalka wanaagsan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-550211 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/q2.png\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"337\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/q2.png 620w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/q2-300x163.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-550212 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/q3.png\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"335\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/q3.png 624w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/q3-300x161.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qunsulka Guud ee Dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya Mudane Cabdi Wali Xirsi Cabdulle \u00a0ayaa kulamo muhiim ah la-yeeshay dhiggiisa dalalka T\u00fcrkiye ,Iraq iyo Brunei. Qunsulka Soomaaliya oo ay kulankaasi ku wehelinayeen xubno sare ayaa kulamo kala gaar h la qaatay Qunsulka Turkiga ee Jiddah Mustafa Unaal,kan Ciraaq Mustafa Alshaayic iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":550210,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550209","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550209","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550209"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550213,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550209\/revisions\/550213"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/550210"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}