{"id":550204,"date":"2025-12-05T10:49:21","date_gmt":"2025-12-05T07:49:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550204"},"modified":"2025-12-05T10:51:09","modified_gmt":"2025-12-05T07:51:09","slug":"wasiirka-awqafta-xf-s-oo-ka-warbixiyay-doorka-culimada-ee-dowlad-dhiska-iyo-nabadeynta-dadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-awqafta-xf-s-oo-ka-warbixiyay-doorka-culimada-ee-dowlad-dhiska-iyo-nabadeynta-dadka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Awqafta XF S oo ka warbixiyay doorka culimada ee dowlad dhiska iyo nabadeynta dadka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Awqafta iyo Arrimaha Islaamka XF S Mudane Sheekh Muqtaar Rooboow oo ka hadlay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in soddonkii sano ee u dambeeyay ay muuqdeen dorka culimada,haddeey ahaan lahaayeen heshiisiinta beelaha iyo dib u dhiska dalka.<\/p>\n<p>\u201dCulimada waa noo siman yihiin, mana jirto cid si gaar ah loo faquuqayo&#8221;sidaasi waxaa yiri Wasiirka Awqaafta,isgoo intaa raacyay in nasteexada dawladnimada aysan ku jirin in baraha bulshada la isu mariyo hadallo xanaf lej.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Sheekh Muqtaar Roobow Cali, waxa uu xaqiijiyay in ka wasaarad ahaan ay u taagan yihiin mideynta culimada iyo in si wadajir ah loogu adeego dadka iyo dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Awqafta iyo Arrimaha Islaamka XF S Mudane Sheekh Muqtaar Rooboow oo ka hadlay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in soddonkii sano ee u dambeeyay ay muuqdeen dorka culimada,haddeey ahaan lahaayeen heshiisiinta beelaha iyo dib u dhiska dalka. \u201dCulimada waa noo siman yihiin, mana jirto cid si gaar ah loo faquuqayo&#8221;sidaasi waxaa yiri Wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":550205,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550204","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550204","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550204"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550204\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550208,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550204\/revisions\/550208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/550205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550204"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550204"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550204"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}