{"id":550150,"date":"2025-12-04T15:23:47","date_gmt":"2025-12-04T12:23:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550150"},"modified":"2025-12-04T15:25:46","modified_gmt":"2025-12-04T12:25:46","slug":"madaxweynaha-jamhuuriyadda-soomaaliya-waa-dhaqaaqday-wadadii-horumarka-iyo-barwaaqada-ayeeyna-cagta-saartay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jamhuuriyadda-soomaaliya-waa-dhaqaaqday-wadadii-horumarka-iyo-barwaaqada-ayeeyna-cagta-saartay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda : \u201cSoomaaliya waa dhaqaaqday, wadadii horumarka iyo barwaaqada ayeeyna cagta saartay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed.<br \/>\nMadaxweynaha oo ka hadlay munaasabadda xiritaanka ayaa yiri \u201cDalka maanta waxa uu baahi weyn u qabaa hoggaaminta dhallinyarada,sidaa aawadeed waxaan aaminsanahay in ay qaban karaan wax weyn oo xagga horumarka ah&#8221;.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka wrbixiyay doorka dhallinyarada ee ku aadan hoggaminta iyo hal abuurka dhallinyarada, isagoo ku taliyay in dhallinyaradu ay ka qeybqaataan horumarka baaxadda leh ee ka socda dalka.<br \/>\nMunaasabaddii xiritaanka shirweynahaasi waxaa goobjoogayaal ka ahaa xubno ka socday labada gole ee dowladda,qaar kamid ah ururada bulshada iyo marti sharaf kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 6-aad ee Hoggaanka iyo Hal abuurka Dhallinyarada Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo ka hadlay munaasabadda xiritaanka ayaa yiri \u201cDalka maanta waxa uu baahi weyn u qabaa hoggaaminta dhallinyarada,sidaa aawadeed waxaan aaminsanahay in ay qaban karaan wax weyn oo xagga horumarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":58,"featured_media":550154,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550150","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/58"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550150"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550157,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550150\/revisions\/550157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/550154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}