{"id":550095,"date":"2025-12-04T08:30:02","date_gmt":"2025-12-04T05:30:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=550095"},"modified":"2025-12-04T08:33:44","modified_gmt":"2025-12-04T05:33:44","slug":"wasiirka-hawlaha-guud-ee-xfs-oo-la-kulmay-safiirka-midowga-yurub-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-hawlaha-guud-ee-xfs-oo-la-kulmay-safiirka-midowga-yurub-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Hawlaha Guud ee XFS oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska &amp; Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub (EU) ee Soomaaliya Danjire Franscisca Di Mauro.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo ay ka mid yihiin dib-u-dhiska kaabayaasha dalka,soo celinta xasiloonida iyo horumarinta dhismaha Wasaaradda Hawlaha Guud, iyo xoojinta iskaashiga guud ee labada dhinac.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul waxay isla garteen in qorshayaasha Midowga Yurub \u00a0ee xagga horumarka la waafajiyo hawlaha istiraatiijiyadeed ee Wasaaradda Hawlaha Guud, waxaana lagu ballamay in kulamo farsamo oo dheerad ah ay xigi doonaan kulankaan, kaas oo lagu xaqiijin doono hirgelinta qorshayaasha muhiimka ah ee sannadka soo socda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska &amp; Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub (EU) ee Soomaaliya Danjire Franscisca Di Mauro. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimo ay ka mid yihiin dib-u-dhiska kaabayaasha dalka,soo celinta xasiloonida iyo horumarinta dhismaha Wasaaradda Hawlaha Guud, iyo xoojinta iskaashiga guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":550096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-550095","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=550095"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550095\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":550100,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/550095\/revisions\/550100"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/550096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=550095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=550095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=550095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}