{"id":549981,"date":"2025-12-03T11:06:18","date_gmt":"2025-12-03T08:06:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549981"},"modified":"2025-12-03T11:06:52","modified_gmt":"2025-12-03T08:06:52","slug":"dowladda-jarmalka-oo-si-buuxda-u-aqoonsatay-baasaboorka-diblomaasiga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-jarmalka-oo-si-buuxda-u-aqoonsatay-baasaboorka-diblomaasiga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Jarmalka oo si Buuxda u Aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku faraxsan tahay go\u2019aanka rasmiga ah ee Dowladda Federaalka Jarmalka ay ku aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya, kaas oo lagu daabacay Wargeyska Rasmiga ah ee Dowladda Jarmalka (Bundesanzeiger) 1-da December 2025.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan cusub ayaa dhigaya in Baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya si rasmi ah loo aqoonsaday gelitaankiisa iyo deganaanshaha ee Jarmalka, kaas oo beddelaya xeerarkii hore ee kaga jiray Jarmalka oo keliya aqoonsiga marka laga baxayo dalka (departure).<\/p>\n<p>Tallabadan ayaa caddeyn u ah horumarka joogtada ah ee dowladda Soomaaliya ee lagu horumarinayo tayada dukumentiyada safarka, casriyeynta adeegyada, iyo howlaha socdaalka ee ku wajahan adeegyada ee labada dal.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha waxa ay Dowladda Federaalka Jarmalka ku bogaadinaysaa go\u2019aanka ay qaadatay, waxayna ka rajaynaysaa in uu sii xoojin doono aqoonsiga baasaboorka iyo nidaamyada aqoonsiga ee dalalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-549983 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764748912654.jpg\" alt=\"\" width=\"701\" height=\"991\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764748912654.jpg 701w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764748912654-212x300.jpg 212w\" sizes=\"auto, (max-width: 701px) 100vw, 701px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku faraxsan tahay go\u2019aanka rasmiga ah ee Dowladda Federaalka Jarmalka ay ku aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya, kaas oo lagu daabacay Wargeyska Rasmiga ah ee Dowladda Jarmalka (Bundesanzeiger) 1-da December 2025. Go\u2019aankan cusub ayaa dhigaya in Baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya si rasmi ah loo aqoonsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":549982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549981","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549981","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549981"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549985,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549981\/revisions\/549985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549982"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}