{"id":549973,"date":"2025-12-03T09:42:59","date_gmt":"2025-12-03T06:42:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549973"},"modified":"2025-12-03T09:42:59","modified_gmt":"2025-12-03T06:42:59","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-ka-qayb-galay-shir-looga-hadlayo-horumarinta-dhaqaalaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-ka-qayb-galay-shir-looga-hadlayo-horumarinta-dhaqaalaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"wasiirka maaliyadda XFS oo ka qayb galay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qayb-galay shir heer caalami ah oo muddo labo maalmood ah ka socday magaalada Nairobi, isla markaana uu soo qaban qaabiyay Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka iyada oo lala kaashanayo hay\u2019adaha caalamiga ah ee taageera Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkaan oo muhiim u ahaa xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee taageera dib-u-dhiska iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya, waxaa goobjoog ka ahaa Hay\u2019adaha iyo Dowladaha dhanka Maaliyadda ka taageera Dowladda Soomaaliya sida Bangiga Adduunka, Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB), Midowga Yurub (EU) iyo Ergooyin ka kala socday safaaradaha dalalka sida dhow ula shaqeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Intii uu socday shirka, waxaa si qoto dheer looga dooday sidii loo dardargelin lahaa horumarinta dhaqaalaha dalka, iyada oo la xoojinayo iskaashiga Dowladda Soomaaliya iyo hay\u2019adaha dhaqaalaha caalamiga ah, si loo gaaro horumar waara oo lagu taageerayo horumarinta adeegyada bulshada iyo dib-u-dhiska dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ay wehelinayeen Guddoomiye-yaasha Bangiyada kala ah Bangiga Horumarinta iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka soo gudubtay marxalado adag oo dhinaca dib-u-habeynta dhaqaalaha ah, isla markaana ay hadda taagan tahay waqtigii laga faa\u2019iideysan lahaa dadaalladii muddada dheer socday. Wasiirku waxa uu sidoo kale caddeeyay in Guddiga Sare (Board-ka) ee Bangiga Horumarinta, oo dhawaan la dhisay, lagu soo xulay si hufan, cadaalad ah, isla markaana ku salaysan aqoon, xirfad iyo karti.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa ku bogaadisay hay\u2019adaha caalamiga ah sida ay u garab taagan yihiin dadaallada lagu hirgelinayo qorshayaasha horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya, ku waas oo door muhiim ah ka qaadanaya xasilloonida iyo horumarka mustaqbalka dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-549975 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743723296-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-549976 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743726909.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1094\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743726909.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743726909-300x160.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743726909-1024x547.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743726909-768x410.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743726909-1536x821.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743726909-860x459.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-549977 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743730241-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1230\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743730241-1.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743730241-1-300x180.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743730241-1-1024x615.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743730241-1-768x461.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743730241-1-1536x923.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743730241-1-860x517.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-549978 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743733713.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1320\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743733713.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743733713-300x193.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743733713-1024x660.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743733713-768x495.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743733713-1536x990.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743733713-860x554.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-549979 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1366\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/12\/FB_IMG_1764743718911-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qayb-galay shir heer caalami ah oo muddo labo maalmood ah ka socday magaalada Nairobi, isla markaana uu soo qaban qaabiyay Bangiga Horumarinta iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka iyada oo lala kaashanayo hay\u2019adaha caalamiga ah ee taageera [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":549974,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549973","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549973"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549980,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549973\/revisions\/549980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}