{"id":549770,"date":"2025-11-29T17:14:39","date_gmt":"2025-11-29T14:14:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549770"},"modified":"2025-11-29T17:16:12","modified_gmt":"2025-11-29T14:16:12","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-muddeeyay-dooraahada-golaha-deegaanka-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-muddeeyay-dooraahada-golaha-deegaanka-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo muddeeyay dooraahada golaha deegaanka gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta dhexe ee Guddiga, ayaa ku dhawaaqay jadwalka doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdikariim Axmed Xasan ayaa hoosta ka xariiqay in shacabka gobolka Banaadir 25-ka bisha soo socoto u dareeri doonaan dooraahada golaha deegaanka si ay codkooda ugu doortaan mas&#8217;uuliyiintii hoggaamin lahayd.<\/p>\n<p>\u201c25 bisha soo socota waxaa Gobolka Banaadir looga dareeri doonaa doorasho qof iyo cod ah.\u201d Guddoomiye Cabdikariin Axmed Xasan,&#8221;.<\/p>\n<p>Xisbigada ka qeyb galaya dooraahada golaha deegaanka gobolka Banaadir ayaa wada olole xooggan oo ay shacabka ku weydiisanayaan codkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xarunta dhexe ee Guddiga, ayaa ku dhawaaqay jadwalka doorashada golaha deegaanka ee gobolka Banaadir. Guddoomiye Cabdikariim Axmed Xasan ayaa hoosta ka xariiqay in shacabka gobolka Banaadir 25-ka bisha soo socoto u dareeri doonaan dooraahada golaha deegaanka si ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":549771,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549770","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549770","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549770"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549770\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549773,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549770\/revisions\/549773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549771"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549770"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549770"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549770"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}