{"id":549700,"date":"2025-11-28T14:32:24","date_gmt":"2025-11-28T11:32:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549700"},"modified":"2025-11-28T14:32:24","modified_gmt":"2025-11-28T11:32:24","slug":"danjire-jibriil-ibraahim-oo-kulan-la-qaatay-soomaalida-ku-nool-gobolka-kijaadha-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/danjire-jibriil-ibraahim-oo-kulan-la-qaatay-soomaalida-ku-nool-gobolka-kijaadha-ee-kenya\/","title":{"rendered":"Danjire Jibriil Ibraahim oo kulan la qaatay Soomaalida ku nool Gobolka Kijaadha ee Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jibriil Ibraahim C\/Lle ayaa kulan heer sare ah la qaatay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Kijadha ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Kulanka Safiirka ayaa la xiriiray u kuurgalidda xaaladaha nololeed ee jaaliyadda iyo la socodka horumarada kala duwan ee ay ku tallaabsadeen Dadka Soomaalida .<\/p>\n<p>Danjire Jibriil oo booqday goobo ganacsi oo ay leeyihiin Soomaalida ayaa u sheegay in uu wax kala qaban doono\u00a0 ama ka caawini doono helidda dokomentiyada lagama maarmaanka ah ee ay u baahan yihiin jaaliyadda ku dhaqan Dalka Kenya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jibriil Ibraahim C\/Lle ayaa kulan heer sare ah la qaatay qaar kamid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Kijadha ee dalkaasi. Kulanka Safiirka ayaa la xiriiray u kuurgalidda xaaladaha nololeed ee jaaliyadda iyo la socodka horumarada kala duwan ee ay ku tallaabsadeen Dadka Soomaalida . Danjire Jibriil oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":549701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549700"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549702,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549700\/revisions\/549702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}