{"id":549689,"date":"2025-11-28T07:39:23","date_gmt":"2025-11-28T04:39:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549689"},"modified":"2025-11-28T07:39:23","modified_gmt":"2025-11-28T04:39:23","slug":"wasiirka-dekadaha-xfs-oo-la-kulmay-xoghayaha-guud-ee-ururka-badaha-dunida-imo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dekadaha-xfs-oo-la-kulmay-xoghayaha-guud-ee-ururka-badaha-dunida-imo\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dekadaha XFS oo la kulmay  Xoghayaha Guud ee Ururka Badaha Dunida (IMO) ."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan Dalka Ingiriiska ayaa kulan gaar ah la qaatay Xoghayaha Guud ee Golaha ay ku mideysan yihiin Hay\u2019adaha Badaha Dunida (IMO) Mudane Arsenio Dominguez.<\/p>\n<p>Kulanka dhinacyadaasi ayaa qeyb ka ahaa shirka 34-aad ee Golahaasi uga socda magaalada London,waxaana halkaasi goobjoog ka ahaa Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Ingiriiska, Cabdulqaadir Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>Waxaa looga hadlay kulankaan sidii iskaashigan cusub uu gacan uga geysan lahaa amniga badda Soomaaliyeed iyo dadaallada dowladdu ay ku doonayso in lagu casriyeeyo hay\u2019adaha badda, lana xoojiyo sharciyada iyo ilaalinta xeebaha dalka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa xoghayaha Golaha Hey\u2019adda Badaha Dunida ku wareejiyay waraaqaha rasmiga ah ee caddeynaya ku biirista Soomaaliya ee golahaasi iyo qaadashada heshiiska caalamiga ah ee IMSO. kaas oo xoojinaya dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan amniga badda iyo iskaashiga caalamiga.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan Dalka Ingiriiska ayaa kulan gaar ah la qaatay Xoghayaha Guud ee Golaha ay ku mideysan yihiin Hay\u2019adaha Badaha Dunida (IMO) Mudane Arsenio Dominguez. Kulanka dhinacyadaasi ayaa qeyb ka ahaa shirka 34-aad ee Golahaasi uga socda magaalada London,waxaana halkaasi goobjoog [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":549690,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549689","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549689","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549689"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549689\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549691,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549689\/revisions\/549691"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549690"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549689"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549689"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549689"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}