{"id":549631,"date":"2025-11-27T14:03:52","date_gmt":"2025-11-27T11:03:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549631"},"modified":"2025-11-27T14:03:52","modified_gmt":"2025-11-27T11:03:52","slug":"r-wasaaraha-xfs-oo-khudbad-ka-jeediyay-shirweynaha-17-aad-ee-ka-furmay-moroko","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaaraha-xfs-oo-khudbad-ka-jeediyay-shirweynaha-17-aad-ee-ka-furmay-moroko\/","title":{"rendered":"R\/Wasaaraha XFS oo khudbad ka jeediyay  shirweynaha 17-aad ee ka furmay Moroko"},"content":{"rendered":"<p>Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirweynaha MEdays ee ka furmay Dalka Moroko,ayaa kaga warbixiyay arrimo khuseeya Soomaaliya iyo qodobbo kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarada ayaa khudbadiisa kusoo qaatay qodobbo ay kamid ahaayeen abuurista isbahaysi baddeed oo u dhaxeeya Afrika iyo dalal dhaca badweynta Atlantica, sameynta marin ganacsi oo dhanka badda ah oo isku xira Bariga Afrika iyo dalka Morooko.<\/p>\n<p>sidoo kale Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa soo jeediyay in la aasaaso sanduuqa maalgashi iyo in waliba la yagleelo Madasha Garaadka Macmalka ah (AI),kaas oo khuseeya dhaqamada iyo afafka dalalka Koonfureed ee dunida.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo uu la socday\u00a0wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa ka qeybgalaya Madasha MEdays ee sanadlaha ah ee 17-aad,waxaana lagu wadaa In wafdigaasi ay kulammo gar gaar ah la yeeshaan madax kala duwan ee ka qeybgalaya shirweynahaasi, kuwaas oo uu kala hadlayo xoojinta xiriirada iskaashi iyo danaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirweynaha MEdays ee ka furmay Dalka Moroko,ayaa kaga warbixiyay arrimo khuseeya Soomaaliya iyo qodobbo kale oo muhiim ah. Ra\u2019iisul Wasaarada ayaa khudbadiisa kusoo qaatay qodobbo ay kamid ahaayeen abuurista isbahaysi baddeed oo u dhaxeeya Afrika iyo dalal dhaca badweynta Atlantica, sameynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":549632,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549631","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549631","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549631"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549631\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549633,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549631\/revisions\/549633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549632"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549631"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549631"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549631"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}