{"id":549621,"date":"2025-11-27T11:25:16","date_gmt":"2025-11-27T08:25:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549621"},"modified":"2025-11-27T13:09:21","modified_gmt":"2025-11-27T10:09:21","slug":"madaxweyne-erdogan-oo-abaalmarin-ku-qaatay-badbaadinta-dadka-reer-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-erdogan-oo-abaalmarin-ku-qaatay-badbaadinta-dadka-reer-falastiin\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini&#8217;aadanimada"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa la guddoonsiiyay Abaalmarin ay bixisay Hey\u2019adda WHO Europe ,taas oo la xiriirtay dadaalka uu ku bixiyay \u00a0dadaallada bani&#8217;aadanimo\u00a0\u00a0 ee lagu badbaadinaayey dadka reer \u00a0Falastiiniyiin.<\/p>\n<p>Abaalmarintaan waxaa guddoonsiiyay Mr.Erdogan Agaasimaha Hey\u2019adda Caafimaadka ee qaabilsan Yurub Hans Kluge ,xilli lagu jiray Shirweynihii 11-aad ee Caafimaadka oo ka dhacay Ankara.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Sidoo kale abaalmarintaasi ku helay doorka uu ka qaatay fududeynta daadgureynta dad rer Gaza ee u baahnaa gurmad caafimaad.<\/p>\n<p>Munaasabadda abaalmarintaasi waxaa ka hadlay Madaxweyne Erdogan ,isagoo dalalka caalamka ku dhaleeceeyay aamusnaanta bulshada dunida ee ku aadan burburka loo geysanaayo isbitaallada , dilka shaqaalaha caafimaadka iyo xasuuqa lagula kacay ddka rayidka ah ee u badan hooyada iyo dhallaanka,gaar ahaan labadii sano ee u dambeysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa la guddoonsiiyay Abaalmarin ay bixisay Hey\u2019adda WHO Europe ,taas oo la xiriirtay dadaalka uu ku bixiyay \u00a0dadaallada bani&#8217;aadanimo\u00a0\u00a0 ee lagu badbaadinaayey dadka reer \u00a0Falastiiniyiin. Abaalmarintaan waxaa guddoonsiiyay Mr.Erdogan Agaasimaha Hey\u2019adda Caafimaadka ee qaabilsan Yurub Hans Kluge ,xilli lagu jiray Shirweynihii 11-aad ee Caafimaadka oo ka dhacay Ankara. Madaxweynaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":549622,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549621","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549621","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549621"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549630,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549621\/revisions\/549630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}