{"id":549617,"date":"2025-11-27T10:15:20","date_gmt":"2025-11-27T07:15:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549617"},"modified":"2025-11-27T10:15:20","modified_gmt":"2025-11-27T07:15:20","slug":"ciidanka-nissa-oo-gacanta-ku-dhigay-11-ruux-oo-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-nissa-oo-gacanta-ku-dhigay-11-ruux-oo-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"Ciidanka NISSA oo gacanta ku dhigay 11 ruux oo Khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad Khawaarij ah oo ka kooban ilaa 11 dhagar-qabe, kuwaas oo ku howlanaa falal argagixiso ah.<\/p>\n<p>Dhagar-qabeyaashaan ayaa damacsanaa \u00a0inay fuliyaan shirqoollo argagixiso, basaasnimo,kuwaas oo ku dhuumaaleysanaayey Magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku dhow sida Gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Ciidanka Sirdoonka Qaranka oo haayey xogta kooxdaan khawaarijta ah ayaa mid mid u soo qabtay xilli ay qaarkood gacanta kula jireen fal-dambiyeedyo argagixiso.<\/p>\n<p>Xubnahaan Khawaarijta ah ayaa loo gudbin doonaa hay\u2019adaha garsoorka ee dowladda, si looga qaado tallaabada sharci oo ku habboon.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA) ayaa gacanta ku dhigay shabakad Khawaarij ah oo ka kooban ilaa 11 dhagar-qabe, kuwaas oo ku howlanaa falal argagixiso ah. Dhagar-qabeyaashaan ayaa damacsanaa \u00a0inay fuliyaan shirqoollo argagixiso, basaasnimo,kuwaas oo ku dhuumaaleysanaayey Magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku dhow sida Gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe. Ciidanka Sirdoonka Qaranka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":549618,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549617","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549619,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549617\/revisions\/549619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}