{"id":549613,"date":"2025-11-26T19:01:58","date_gmt":"2025-11-26T16:01:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549613"},"modified":"2025-11-26T19:01:58","modified_gmt":"2025-11-26T16:01:58","slug":"soomaaliya-oo-ka-hartay-tartanka-koobka-fifa-arab-cup-2025","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-hartay-tartanka-koobka-fifa-arab-cup-2025\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025"},"content":{"rendered":"<p>Dooxa (SONNA): Xulka kubadda cagta Qarankeena Soomaaliya ayaa galabta guuldarro aysan u qalmin kala kulmay dhiggooda Oman, kuwaas oo ay ku wada ciyaareen kulan ka tirsan isreeb-reebka Koobka FIFA Arab Cup 2025.<\/p>\n<p>Ciyaarta oo ka dhacday garoonka Abdullah Bin Khalifa Stadium ee magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayay xidigaha Xulka Soomaaliya soo bandhigeen ciyaar xamaasad leh oo ay marar badan ku gacan sarreeyeen. Garoonkuna wuxuu ahaa mid ay goobjoog ka ahaayeen taageerayaal badan oo si weyn u dhiirrigelinayay ciyaartoyda Xulka Qarankeenna.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, ciyaarta oo waqtigeedii caadiga ahaa kusoo dhammaatay 0\u20130 ayaa labada xul lagu kala saaray gool-kulaad, waxaana 4\u20131 ku badiyay Xulka Oman.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dooxa (SONNA): Xulka kubadda cagta Qarankeena Soomaaliya ayaa galabta guuldarro aysan u qalmin kala kulmay dhiggooda Oman, kuwaas oo ay ku wada ciyaareen kulan ka tirsan isreeb-reebka Koobka FIFA Arab Cup 2025. Ciyaarta oo ka dhacday garoonka Abdullah Bin Khalifa Stadium ee magaalada Dooxa ee dalka Qatar ayay xidigaha Xulka Soomaaliya soo bandhigeen ciyaar xamaasad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":549614,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549613","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549613","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549613"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549615,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549613\/revisions\/549615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}