{"id":549502,"date":"2025-11-24T20:48:26","date_gmt":"2025-11-24T17:48:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549502"},"modified":"2025-11-24T20:48:26","modified_gmt":"2025-11-24T17:48:26","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-2-aad-oo-shir-caalami-ah-uga-qaybgalay-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-2-aad-oo-shir-caalami-ah-uga-qaybgalay-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka 2-aad oo shir caalami ah uga qaybgalay Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Riyaad (SONNA): Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb-galay Kalfadhiga 21-aad ee Shirweynaha guud ee UNIDO oo ah hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta warshadaha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jibriil Cabdirashiid Cabdi ayaa ka qayb-galay Kalfadhiga 21-aad ee Shirweynaha guud ee UNIDO oo ka socda magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p>Mudane Jibriil ayaa sheegay in shirku xambaarsan yahay hal-ku-dhig dhiirrigelin leh oo ku saabsan awoodda maalgelinta caalamiga ah, isagoo\u00a0tilmaamay in Soomaaliya ay taagan tahay meel taariikhi ah oo go\u2019aan qaadasho leh, isla markaana ay ka soo gudubtay caqabado badan iyo tobannaan sano oo adkaa, halka maanta dalka uu ka jiro isbeddel muuqda oo ka socda guud ahaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cAnnagoo leh mid ka mid ah xeebta ugu dhaadheer Afrika, waxaan dardargelin doonnaa shaqooyin xoojinaya badqabka cuntooyinka kala duwan. Soomaaliya waxa ay diyaar u tahay in ay noqoto xarun goboleedka kalluumeysiga ee waara. Waxaan xoojin doonnaa ilaalinta badda, warshadaha ku shaqeeya dhaqaalaha buluugga ah iyo maalgelinta wax-soo-saarka kalluunka, laga bilaabo farsamaynta ilaa suuq-geynta caalamiga ah,\u201d ayuu yiri Mudane Jibriil.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka ayaa sidoo kale adkeeyey in dhallinyarada Soomaaliyeed ay yihiin hantida ugu weyn ee dalka, isaga oo sheegay in dowladda ay ku howlan tahay sidii loo ballaarin lahaa iskaashiga ku saabsan tababarka farsamada iyo hal-abuurka dijitaalka ah, taas oo u suurtagelinaysa in ay noqdaan mishiin dhaqaajiya horumarka dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-549503\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005927855.jpg\" alt=\"\" width=\"799\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005927855.jpg 799w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005927855-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005927855-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005927855-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005927855-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005927855-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 799px) 100vw, 799px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-549504\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005933093.jpg\" alt=\"\" width=\"799\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005933093.jpg 799w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005933093-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005933093-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005933093-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005933093-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005933093-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 799px) 100vw, 799px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-549505\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005938586.jpg\" alt=\"\" width=\"799\" height=\"533\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005938586.jpg 799w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005938586-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005938586-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005938586-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005938586-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1764005938586-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 799px) 100vw, 799px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Riyaad (SONNA): Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb-galay Kalfadhiga 21-aad ee Shirweynaha guud ee UNIDO oo ah hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta warshadaha. Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jibriil Cabdirashiid Cabdi ayaa ka qayb-galay Kalfadhiga 21-aad ee Shirweynaha guud ee UNIDO oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":549503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549502","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549502"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549506,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549502\/revisions\/549506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}