{"id":549013,"date":"2025-11-19T18:17:53","date_gmt":"2025-11-19T15:17:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549013"},"modified":"2025-11-19T18:17:53","modified_gmt":"2025-11-19T15:17:53","slug":"gudoomiyaha-hayadda-qaxootiga-oo-shir-uga-qaybgalay-djibouti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-hayadda-qaxootiga-oo-shir-uga-qaybgalay-djibouti\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha hay&#8217;adda Qaxootiga oo shir uga qaybgalay Djibouti"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Djibouti (SONNA): Guddoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Axmed Xuseen Cilmi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta ka qayb-galay shir looga hadlayay Sanduuqa Dhaqaalaha Muhaajiriinta Gobolka.<\/p>\n<p>Shirka waxaa ka qayb-galay madaxda hay\u2019adaha qaxootiga ee dalalka ku mideysan Urur-Goboleedka IGAD, wadamada deeq-bixiyeyaasha, hay\u2019ado caalami ah, diblomaasiyiin iyo madaxda IGAD, waxaana lagu lafaguray dadaallada lagu xoojinayo ka-hortagga tahriibka iyo taageerada muhaajiriinta.<\/p>\n<p>Intii uu shirka socday, Guddoomiye Axmed wuxuu kulamo gaar ah la yeeshay Xoghayaha Guud ee IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Cabdi Waare. Mas\u2019uuliyiintu waxay Dowladda Soomaaliya ku amaaneen ansixinta Hindise-Sharciyeedka Barakacayaasha Gudaha iyo hirgelinta Sharciga Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka, kuwaas oo gacan ka geysan doona xallinta caqabadaha heysta bulshada nugul ee dalka ku nool.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-549014\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565309620-984x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"984\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565309620-984x1024.jpg 984w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565309620-288x300.jpg 288w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565309620-768x799.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565309620-860x895.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565309620.jpg 1038w\" sizes=\"auto, (max-width: 984px) 100vw, 984px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-549015\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565304539.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"750\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565304539.jpg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565304539-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565304539-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763565304539-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Djibouti (SONNA): Guddoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Axmed Xuseen Cilmi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta ka qayb-galay shir looga hadlayay Sanduuqa Dhaqaalaha Muhaajiriinta Gobolka. Shirka waxaa ka qayb-galay madaxda hay\u2019adaha qaxootiga ee dalalka ku mideysan Urur-Goboleedka IGAD, wadamada deeq-bixiyeyaasha, hay\u2019ado caalami ah, diblomaasiyiin iyo madaxda IGAD, waxaana lagu lafaguray dadaallada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":549015,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549013","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549013","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549016,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549013\/revisions\/549016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}