{"id":549007,"date":"2025-11-19T14:54:56","date_gmt":"2025-11-19T11:54:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=549007"},"modified":"2025-11-19T15:20:05","modified_gmt":"2025-11-19T12:20:05","slug":"ciidanka-xoogga-oo-hawlgal-qorshaysan-xalay-ka-fuliyey-deegaano-ka-tirsan-shabeellaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-hawlgal-qorshaysan-xalay-ka-fuliyey-deegaano-ka-tirsan-shabeellaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Gaarka ah ee CXD ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Madiina ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku dileen saddex xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Intii uu howlgalka socday, Ciidamadu waxay ku guuleysteen inay dib ugu soo celiyaan xorriyadooda 30 qof oo ay ku jiraan laba dumar ah, kuwaas oo argagixisadu ay ku haysteen afduub. Sidoo kale, waxaa la burburiyay xabsigii iyo maxkamad beenaadkii ay Khawaarijtu ku dhibaatayn jirtay dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>Howlgalkan wuxuu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka ay ku baacsanayaan kooxaha Khawaarijta ah, si loo xaqiijiyo amniga shacabka iyo xasilloonida guud ahaan dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-549009 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251119-WA0140.jpg\" alt=\"\" width=\"1131\" height=\"1600\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251119-WA0140.jpg 1131w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251119-WA0140-212x300.jpg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251119-WA0140-724x1024.jpg 724w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251119-WA0140-768x1086.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251119-WA0140-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251119-WA0140-860x1217.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1131px) 100vw, 1131px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Gaarka ah ee CXD ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Buula Madiina ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay ku dileen saddex xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab. Intii uu howlgalka socday, Ciidamadu waxay ku guuleysteen inay dib ugu soo celiyaan xorriyadooda 30 qof oo ay ku jiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":549008,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-549007","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=549007"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549012,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/549007\/revisions\/549012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549008"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=549007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=549007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=549007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}