{"id":548999,"date":"2025-11-19T14:40:16","date_gmt":"2025-11-19T11:40:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548999"},"modified":"2025-11-19T14:51:40","modified_gmt":"2025-11-19T11:51:40","slug":"aqalka-sare-oo-ansixiyay-xubnaha-guddigga-madaxa-bannaan-ee-xuquuqul-aadanaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/aqalka-sare-oo-ansixiyay-xubnaha-guddigga-madaxa-bannaan-ee-xuquuqul-aadanaha\/","title":{"rendered":"Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddigga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul aadanaha"},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha, kadib markii ay u codeeyeen 28 xubnood oo ka mid ah 54-ta senotor.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuql Insaanka dowladda FS Khadija Maxamed Al-Makhsuumi, ayaa ansixinta ka hor faahfaahin ka bixisay muhiimadda guddiga iyo doorkiisa ilaalinta xuquuqda iyo la xisaabintanka hay\u2019adaha dawladda, iyadoo muujisay kalsooni ku aadan in guddigu \u201csi buuxda u fulin doono waajibaadkiisa la xisaabintanka hay\u2019adaha dowladda.\u201d<\/p>\n<p>Ansixinta guddiga oo maanta la dhaariyay ayaa yimid ,ka dib markii go\u2019aan taariikhi ah oo ay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ku ansixiyay 7 Oktoobar 2025, kaas oo siinaya Soomaaliya awood buuxda oo madaxbannaan oo ku saabsan xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<p>Bishii la soo dhaafay ee 11 Oktoobar 2025, Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ansixiyay dhismaha Guddiga Qaranka ee Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha.<br \/>\nGuddigu wuxuu ka kooban yahay sagaal xubnood, kuwaas oo dooran doona guddoomiye ka mid ah xubnaha:<br \/>\nFarxaam Maxamed Jimcaale<br \/>\nAxmed Sheekh Xamsa Abshir<br \/>\nCali Maxamed Cilmi<br \/>\nDr Cumar Cabdullaahi Calasoow<br \/>\nDrs Maryam Qaasim Axmed<br \/>\nFadumo Cabdiqani Yuusuf<br \/>\nMaxamed Cusmaan Maxamuud<br \/>\nMaxamed Haaruun Maxamuud<br \/>\nMaymuun Sheekh Cumar<\/p>\n<p>Guulaha isdaba-jooga ah ayaa muujinaya horumarka Soomaaliya ku samaynayso dhismaha dowladnimo ,gaar ahaan nidaamka xuquuq aadanaha ee madax-bannaan iyo xoojinta doorkiisa caalamiga ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-549001 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ccef6747-1188-4805-b15c-5043a606d753.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ccef6747-1188-4805-b15c-5043a606d753.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ccef6747-1188-4805-b15c-5043a606d753-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha, kadib markii ay u codeeyeen 28 xubnood oo ka mid ah 54-ta senotor. Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuql Insaanka dowladda FS Khadija Maxamed Al-Makhsuumi, ayaa ansixinta ka hor faahfaahin ka bixisay muhiimadda guddiga iyo doorkiisa ilaalinta xuquuqda iyo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":58,"featured_media":549000,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548999","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548999","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/58"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548999"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548999\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":549006,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548999\/revisions\/549006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/549000"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548999"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548999"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548999"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}