{"id":548977,"date":"2025-11-19T13:34:38","date_gmt":"2025-11-19T10:34:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548977"},"modified":"2025-11-19T14:16:48","modified_gmt":"2025-11-19T11:16:48","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ka-qeybgalay-shirkii-ugu-horreeyay-ee-italophony","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ka-qeybgalay-shirkii-ugu-horreeyay-ee-italophony\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirkii ugu horreeyay ee &#8221; Italophony&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Rome(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeybgalay shirkii ugu horeeyay ee heer caalami ah ee &#8221; <em>Italophonia<\/em>&#8221; oo lagu qabtay Villa Madama ee magaalada Rome.<\/p>\n<p>Shirkani ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo kaalinta heer caalami ee Afka Talyaaniga, iyadoo la kulminayo dalal iyo hay&#8217;ado si loo dhiirrigeliyo iskaashiga, dhaqanka, iyo horumar wadaagga.<\/p>\n<p>Shirka oo abaabulkiisu leeyahay Wasiirka Arrimaha Dibadda Talyaaniga, Mudane Antonio Tajani, oo kaashanaya Marwo Anna Maria Bernini, Wasiirka Jaamacadaha iyo Cilmi-baarista, Mudane Andrea Riccardi, Guddoomiyaha Ururka (Societ\u00e0 Dante Alighieri), iyo Marwo Paola Frassinetti, Kaaliyaha Wasiirka Waxbarashada, ayaa waxa ay madashani ka dhiggantahay mid heer caalami oo ujeedkeedu daaranyahay wadahadalka, is-dhaafsiga dhaqanka, iyo xoojinta iskaashiga.<\/p>\n<p>Intii uu shirku socday, ayaa waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay yagleelidda ururka (Italophony) si kor loogu qaado iskaashiga diblomaasiyadeed, dhaqan iyo dhaqaale , lana horumariyo Afka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdisalaan ayaa kulan doceed kula yeeshay madasha, dhiggiisa Talyaaniga, Mudane Antonio Tajani, oo diiradda lagu saarray xoojinta iskaashiga laba-geesoodka, horumarinta hindiseyaasha waxbarasho iyo dhaqan, iyo soo banbixinta fursadaha iskaashi ee maamulka iyo horumarinta.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-548979 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763548342657-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Rome(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeybgalay shirkii ugu horeeyay ee heer caalami ah ee &#8221; Italophonia&#8221; oo lagu qabtay Villa Madama ee magaalada Rome. Shirkani ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo kaalinta heer caalami ee Afka Talyaaniga, iyadoo la kulminayo dalal iyo hay&#8217;ado si loo dhiirrigeliyo iskaashiga, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":548978,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548977","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548977"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548998,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548977\/revisions\/548998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}