{"id":548961,"date":"2025-11-19T11:39:46","date_gmt":"2025-11-19T08:39:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548961"},"modified":"2025-11-19T11:40:31","modified_gmt":"2025-11-19T08:40:31","slug":"wasiirka-hawlaha-guud-xfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-hawlaha-guud-xfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-dhiggiisa-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa Dalka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo safar shaqo ku jooga magaalada Nirobi ee dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka iyo Qorsheynta Magaalooyinka Marwo. Alice Wahome).<\/p>\n<p>Kulanka dhinacyadaasi waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada wasaaradood ee \u00a0Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Sidoo kale,waxaa kulankaasi looga hadlay Iskaashiga tababarrada iyo isdhaafsiga khibradda ee ku saabsan magaaleynta, guriyeynta iyo maamulka dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Dhinacyadaasi ayaa isla soo qaaday \u00a0dardargelinta mashaariicda horumarineed ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan kuwa la xiriira marinnada isku xira Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ku soo dhammaaday jawi aad u wanaagsan, iyadoo labada dhinac ay isla garteen in la ballaariyo, lana xoojiyo xiriirka iskaashi ee dhanka horumarinta iyo dhismaha, taasi oo qayb ka ah dadaallada lagu adkeynayo heshiisyada labada wasaaradood ee Soomaaliya iyo Kenya.\u00a0<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-548971 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/b48c4402-7fac-4dbf-a78d-0f113b2a5008.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/b48c4402-7fac-4dbf-a78d-0f113b2a5008.jpg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/b48c4402-7fac-4dbf-a78d-0f113b2a5008-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/b48c4402-7fac-4dbf-a78d-0f113b2a5008-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/b48c4402-7fac-4dbf-a78d-0f113b2a5008-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/b48c4402-7fac-4dbf-a78d-0f113b2a5008-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/b48c4402-7fac-4dbf-a78d-0f113b2a5008-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/b48c4402-7fac-4dbf-a78d-0f113b2a5008-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/b48c4402-7fac-4dbf-a78d-0f113b2a5008-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo safar shaqo ku jooga magaalada Nirobi ee dalka Kenya ayaa kulan la qaatay Wasiirka Hawlaha Guud, Dhulka iyo Qorsheynta Magaalooyinka Marwo. Alice Wahome). Kulanka dhinacyadaasi waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle, iyadoo diiradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":548970,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548961","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548961"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548973,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548961\/revisions\/548973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}