{"id":548952,"date":"2025-11-18T20:51:57","date_gmt":"2025-11-18T17:51:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548952"},"modified":"2025-11-18T20:51:57","modified_gmt":"2025-11-18T17:51:57","slug":"wasiirka-warfaafinta-oo-qaabilay-guddiga-dhaqangelinta-qorshaha-isbadalka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-oo-qaabilay-guddiga-dhaqangelinta-qorshaha-isbadalka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay guddiga dhaqangelinta qorshaha isbadalka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, ayaa shir guddoomiyay kulan-howleedka dhaqan-galinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2026-ka, kaas oo ay yeesheen saraakiisha Tiirka Siyaasadda Loo Dhan Yahay ee Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo masuuliyiin ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorsheyaasha sanadka 2026-ka, gaar ahaan dhinacyada Warfaafinta, Dhaqanka, Dalxiiska iyo Wacyigelinta Bulshada, kuwaas oo muhiim u ah doorashooyinka dalka ee foodda nagu soo haya.<\/p>\n<p>Wasiir Daa\u2019uud Aweys ayaa ku boorriyay saraakiisha Wasaaradda in ay xaqiijiyaan dhaqan-galinta howlaha iyo qorsheyaasha ku xusan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), si loo gaaro yoolalka loo dejiyay sanadka cusub ee 2026, iyo guud ahaan himilooyinka waaweyn ee NTP.<\/p>\n<p>Gabagabadii, Wasiirka Warfaafinta ayaa uga mahadceliyay guddiga iyo madaxda ka socotay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha dadaalka iyo wada-shaqeynta joogtada ah ee ay ku wadaan hirgelinta qorsheyaasha Wasaaradda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-548953\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0015-1024x685.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"685\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0015-1024x685.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0015-300x201.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0015-768x513.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0015-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0015-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0015-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0015-860x575.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0015.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-548954\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0014-1024x575.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"575\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0014-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0014-300x168.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0014-768x431.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0014-860x483.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG-20251118-WA0014.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, ayaa shir guddoomiyay kulan-howleedka dhaqan-galinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2026-ka, kaas oo ay yeesheen saraakiisha Tiirka Siyaasadda Loo Dhan Yahay ee Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha iyo masuuliyiin ka socda Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorsheyaasha sanadka 2026-ka, gaar ahaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":548954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548952","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548952","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548955,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548952\/revisions\/548955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}