{"id":548863,"date":"2025-11-17T17:27:50","date_gmt":"2025-11-17T14:27:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548863"},"modified":"2025-11-17T17:27:50","modified_gmt":"2025-11-17T14:27:50","slug":"wasiirka-shaqada-oo-qaabilay-danjiraha-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-oo-qaabilay-danjiraha-turkiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka shaqada oo qaabilay danjiraha Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Safiirka dawladda Turkiga u jooga Soomaaliya Ambassador Alper Akta\u015f ayaa booqasho ugu yimid Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Saalim Caliyow Ibrow, iyagoo xarunta wasaaradda ku yeeshay kulan u dhexeeya labada dhinac.<\/p>\n<p>Kulan ayaa looga hadlay sii wadidda heshiisyo waxqabad oo wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya kala dhexeeya dhigeeda Jamhuuriyada Turkiga.<\/p>\n<p>Safiirka dawladda Turkiga u jooga Soomaaliya Ambassador Alper Akta\u015f ayaa ka mahadceliyey soo dhaweynta isla markaasna sheegay in uu diyaar u yahay in uu sii wado xiriirka labada dhinac oo ku dhisan wax wada qabsi iyo taageero.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Saalim Caliyow Ibrow ayaa uga mahadceliyey safiirka booqashadiisa, waxaana uu soo jeediyey in bandhigay in safiirku gacan ka geysto sidii shaqaalaha Soomaaliyeed u heli lahaayeen tababaro kor loogu qaadaayo aqoontooda iyo xirfadaha farsmada, maadaama uu Turkigu u yahay saaxiib weyn oo ay leeyiin shaqacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-548868\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763388809379.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Safiirka dawladda Turkiga u jooga Soomaaliya Ambassador Alper Akta\u015f ayaa booqasho ugu yimid Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Saalim Caliyow Ibrow, iyagoo xarunta wasaaradda ku yeeshay kulan u dhexeeya labada dhinac. Kulan ayaa looga hadlay sii wadidda heshiisyo waxqabad oo wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya kala dhexeeya dhigeeda Jamhuuriyada Turkiga. Safiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":548865,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548863","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548863","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548863"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548869,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548863\/revisions\/548869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}