{"id":548832,"date":"2025-11-17T09:15:39","date_gmt":"2025-11-17T06:15:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548832"},"modified":"2025-11-17T09:15:39","modified_gmt":"2025-11-17T06:15:39","slug":"wasaaradda-caddaaladda-oo-shaacisay-xiliga-la-qabanayo-shirweynaha-1-aad-ee-bahda-caddaaladda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caddaaladda-oo-shaacisay-xiliga-la-qabanayo-shirweynaha-1-aad-ee-bahda-caddaaladda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caddaaladda oo shaacisay xiliga la qabanayo Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Faysal Aadan Xasan, ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in la qabanayo Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed, kaas oo lagu qaban doono magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xoghayaha ayaa sheegay in shirkan, oo diiradda lagu saari doono dib-u-habeynta hay\u2019adaha caddaaladda, xoojinta iyo awood-siinta laamaha garsoorka, uu si rasmi ah u furmi doono 22\u201323 November 2025.<\/p>\n<p>Shirweynahan ayaa noqonaya madal qaran oo sanadle ah, waxaana isugu imaan doona bahda garsoorka iyo caddaaladda dalka, si ay uga wada hadlaan hannaanka dib-u-habeynta iyo horumarinta nidaamka caddaaladda Soomaaliya. Waxaa ka qayb geli doona ergo kala duwan oo ka socda dowladda federaalka, wasaaradaha caddaaladda ee dowlad-goboleedyada, ururada bulshada rayidka, iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Faysal Aadan Xasan, ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in la qabanayo Shirweynaha 1-aad ee Bahda Caddaaladda Soomaaliyeed, kaas oo lagu qaban doono magaalada Muqdisho. Xoghayaha ayaa sheegay in shirkan, oo diiradda lagu saari doono dib-u-habeynta hay\u2019adaha caddaaladda, xoojinta iyo awood-siinta laamaha garsoorka, uu si rasmi ah u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":548833,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548832","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548832","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548832"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548834,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548832\/revisions\/548834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}