{"id":548805,"date":"2025-11-16T20:03:59","date_gmt":"2025-11-16T17:03:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548805"},"modified":"2025-11-16T20:04:54","modified_gmt":"2025-11-16T17:04:54","slug":"guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-war-muhiim-ah-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-madaxa-bannaan-ee-doorashooyinka-qaranka-oo-war-muhiim-ah-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo war muhiim ah soo saaray"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha(GMDQS) isaga oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah, fulinayana awoodihiisa uu sharcigu tilmaamayo si waafaqsan Qod. 18-aad ee Xeerka Doorashooyinka Qaranka oo ah Cayimidda muddooyinka Doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Guddiga ayaa ku wargeliyay dhammaan daneeyayaasha arrimaha doorashooyinka in guddigu ku talagalkiisu yahay inuu ku dhammeystiro dhammaan heerarka kala duwan ee doorashooyinka muddo xilleedkooda dastuuriga ah ee goleyaasha Qaranka.<\/p>\n<p><strong>Halkaan Hoose ka akhrisowaraaxaafadeedka.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-548806\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6959-224x300.jpeg\" alt=\"\" width=\"224\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6959-224x300.jpeg 224w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6959-765x1024.jpeg 765w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6959-768x1028.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6959-1147x1536.jpeg 1147w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6959-860x1151.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6959.jpeg 1269w\" sizes=\"auto, (max-width: 224px) 100vw, 224px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha(GMDQS) isaga oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah, fulinayana awoodihiisa uu sharcigu tilmaamayo si waafaqsan Qod. 18-aad ee Xeerka Doorashooyinka Qaranka oo ah Cayimidda muddooyinka Doorashooyinka Qaranka. Guddiga ayaa ku wargeliyay dhammaan daneeyayaasha arrimaha doorashooyinka in guddigu ku talagalkiisu yahay inuu ku dhammeystiro dhammaan heerarka kala duwan ee doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":512383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548805","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548805","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548805"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548805\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548808,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548805\/revisions\/548808"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548805"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548805"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548805"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}