{"id":548605,"date":"2025-11-15T08:54:37","date_gmt":"2025-11-15T05:54:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548605"},"modified":"2025-11-15T08:54:37","modified_gmt":"2025-11-15T05:54:37","slug":"muqdisho-oo-saaka-laga-bilaabay-qaybinta-kaarka-codbixiyeyaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muqdisho-oo-saaka-laga-bilaabay-qaybinta-kaarka-codbixiyeyaasha\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo saaka laga bilaabay qaybinta kaarka codbixiyeyaasha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa saaka magaalada Muqdisho ka bilaabay qaybinta kaarka codbixiyaha muwaadiniinta Soomaaliyeed,guddida ayaa saaka subaxnimadii hore ka daahfuray kaar qaybinta ilaa 7 degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Degmooyinka Shibis,Boondheere&#8217;Xamar jajab,Shangaani,Waaberi,Xamarweyne iyo degmada Cabdi casiis ee gobolka Banaadir ayaa si toos ah looga bilaabay qaybinta Kaarka cod bixinta.<\/p>\n<p>qaybinta kaarka codbixiyaha muwaadinka soomaaliyeed ayaa maanta Shacabka uga dhigan waa cusub oo u baryay shacabka Soomaaliyeed taas oo shacabku si toos ah ugu soo dooran doonaan metelaadooda Siyaasaddeed.<\/p>\n<p>Doorashadda golaha deegaanka ayaa noqon doonta doorashada ugu horaysa ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ku soo dooran doonaan metelaadooda siyaasaddeed,iyadoo isla Caasimadda muqdisho ugu horayn doonto qabashada doorashada golaha deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa saaka magaalada Muqdisho ka bilaabay qaybinta kaarka codbixiyaha muwaadiniinta Soomaaliyeed,guddida ayaa saaka subaxnimadii hore ka daahfuray kaar qaybinta ilaa 7 degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir. Degmooyinka Shibis,Boondheere&#8217;Xamar jajab,Shangaani,Waaberi,Xamarweyne iyo degmada Cabdi casiis ee gobolka Banaadir ayaa si toos ah looga bilaabay qaybinta Kaarka cod bixinta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":548606,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548605","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548605"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548605\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548607,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548605\/revisions\/548607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}