{"id":548566,"date":"2025-11-14T09:54:43","date_gmt":"2025-11-14T06:54:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548566"},"modified":"2025-11-14T09:55:28","modified_gmt":"2025-11-14T06:55:28","slug":"soomaaliya-iyo-congo-oo-ka-wadahadlay-qodobbo-ku-saabsan-xiriirka-2-da-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-congo-oo-ka-wadahadlay-qodobbo-ku-saabsan-xiriirka-2-da-dal\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Congo oo ka wadahadlay qodobbo ku saabsan xiriirka 2-da dal"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa magaalada Kinshasa ee caasimadda Dalka Congo kula kulmay Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Congo ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Mudane Jacquemain Shabani.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal, fursadaha iskaashi, doorka jaaliyadda \u00a0Soomaalida ,gaar ahaan sida loo xallin karo caqabadaha ay la kulmaan.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa mudadii uu socday waxaa lagu heshiiyay in la xoojiyo wada-shaqeynta iyo iskaashiga walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo (DRC).<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-548568 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/cs2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/cs2.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/cs2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/cs2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/cs2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/cs2-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/cs2-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/cs2-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/cs2-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Soomaaliya ee Tanzania, Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa magaalada Kinshasa ee caasimadda Dalka Congo kula kulmay Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Congo ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Mudane Jacquemain Shabani. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal, fursadaha iskaashi, doorka jaaliyadda \u00a0Soomaalida ,gaar ahaan sida loo xallin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":548567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548566","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548566"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548570,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548566\/revisions\/548570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}