{"id":548562,"date":"2025-11-14T09:08:17","date_gmt":"2025-11-14T06:08:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548562"},"modified":"2025-11-14T09:08:17","modified_gmt":"2025-11-14T06:08:17","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-maamulka-safaaradda-soomaaliya-ee-aljeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-maamulka-safaaradda-soomaaliya-ee-aljeria\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo kulan muhiim ah la qaatay maamulka \u00a0Safaaradda Soomaaliya ee Aljeria"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo uu kamid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dhageystay warbixin ay soo jeediyeen diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgala Safaaradda ,gaar\u00a0 ahaan Danjire Yuusuf Axmed Xasan, kaas oo xusay guulaha dublumaasiyadeed iyo iskaashiga saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya labada dal Soomaaliya iyo Aljeria.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Safiirka iyo diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgala Aljeeriya ku ammaanay shaqada ay u hayaan muwaadiniinta,isagoo dhinaca kale amray in ay labo jibbaaraan shaqooyinka baaxada leh ee ay u qabataan muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud \u00a0waxa uu kula dardaarmay maamulka safaaradda in ay \u00a0door wanaagsan ka qaataan dhaqan gelinta heshiisyada iskaashi ee ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Aljeeriya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-548564 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ok2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1468\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ok2.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ok2-300x215.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ok2-1024x734.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ok2-768x551.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ok2-1536x1101.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/ok2-860x616.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo uu kamid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya. Madaxweynaha ayaa dhageystay warbixin ay soo jeediyeen diblumaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howlgala Safaaradda ,gaar\u00a0 ahaan Danjire Yuusuf Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":548563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548562","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548565,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548562\/revisions\/548565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}