{"id":548558,"date":"2025-11-14T09:04:50","date_gmt":"2025-11-14T06:04:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548558"},"modified":"2025-11-14T09:04:50","modified_gmt":"2025-11-14T06:04:50","slug":"qaramada-midoobay-oo-cambaareysay-weerarkii-israel-ee-masjid-ku-yaalla-daanta-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qaramada-midoobay-oo-cambaareysay-weerarkii-israel-ee-masjid-ku-yaalla-daanta-galbeed\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd si adag u cambaareeyay weerar ay dadka Israa&#8217;iil ku qaadeen masaajid ku yaal Daanta Galbeed ee la haysto.<\/p>\n<p>Afhayeenka xoghayaha guud Stephane Dujarric oo soo gudbiyay warbixinta xoghayaha ayaa yiri &#8220;&#8221;Goobaha diinta waa in la ixtiraamo oo la ilaaliyaa mar walba&#8221;, isagoo intaa ku daray in aan la aqbali Karin falalka rabshadaha wata ee \u00a0lala beegsanaayo \u00a0goobaha diimaha.<\/p>\n<p>&#8220;Dhacdooyinka noocan oo kale ah waa qayb ka mid ah rabshadaha sii kordhaya ee ay keenayaan xagjirnimada,waana in isla markiiba la joojiyaa,&#8221; ayuu yiri afhayeenka.<\/p>\n<p>Xukuumadda Israel, waxaa loogu baaqay inay ilaaliso dadka rayidka ah ee Falastiiniyiinta ,isla marakaana lala xisaabntamo kuwa mas&#8217;uulka ka ah weerarka lagu qaaday masaajidka Deir Istiya ee ku yaalla Daanta Galbeed ee la haysto.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd si adag u cambaareeyay weerar ay dadka Israa&#8217;iil ku qaadeen masaajid ku yaal Daanta Galbeed ee la haysto. Afhayeenka xoghayaha guud Stephane Dujarric oo soo gudbiyay warbixinta xoghayaha ayaa yiri &#8220;&#8221;Goobaha diinta waa in la ixtiraamo oo la ilaaliyaa mar walba&#8221;, isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":548560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548558","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548561,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548558\/revisions\/548561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548560"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}