{"id":548299,"date":"2025-11-11T07:30:38","date_gmt":"2025-11-11T04:30:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548299"},"modified":"2025-11-11T07:30:38","modified_gmt":"2025-11-11T04:30:38","slug":"duqa-muqdisho-iyo-culimaaudiinka-oo-ka-wada-hadlay-wacyigelinta-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-iyo-culimaaudiinka-oo-ka-wada-hadlay-wacyigelinta-bulshada\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho iyo Culimaa&#8217;udiinka oo ka wada hadlay wacyigelinta bulshada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la yeeshay Culimada Soomaaliyeed, si uu ula lafaguro doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin xoojinta dowladnimada iyo wacyigelinta bulshada.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii Culimada ay u sii wadi lahaayeen dadaallada lagu xoojinayo midnimada iyo nabadda bulshada, loona sii laba-jibbaari lahaa halganka ka dhanka ah afkaaraha khaldan ee lagu marin habaabiyo dhallinyarada iyo bulshada.<\/p>\n<p>Guddoomiye Dr. Muungaab, ayaa tilmaamay in wadashaqeynta Maamulka Gobolka iyo Culimada ay tahay tiir udub-dhexaad ah oo lagu dhisayo bulsho nabdoon iyo dowlad sal adag.<\/p>\n<p>Culimada iyo Duqa Muqdisho ayaa isku raacay in la dardar-geliyo wacyigelinta bulshada iyo iskaashiga ka dhanka ah afkaaraha xun ee lidka ku ah Diinta xaniifka ah ee Islaamka, Nabadda iyo Dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xalay kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la yeeshay Culimada Soomaaliyeed, si uu ula lafaguro doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin xoojinta dowladnimada iyo wacyigelinta bulshada. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii Culimada ay u sii wadi lahaayeen dadaallada lagu xoojinayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":548300,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548299","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548299","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548299"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548299\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548301,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548299\/revisions\/548301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}