{"id":548241,"date":"2025-11-10T09:09:02","date_gmt":"2025-11-10T06:09:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548241"},"modified":"2025-11-10T09:09:02","modified_gmt":"2025-11-10T06:09:02","slug":"shirka-madasha-arrimaha-baniaadannimada-oo-goordhow-ka-furmaya-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-madasha-arrimaha-baniaadannimada-oo-goordhow-ka-furmaya-jowhar\/","title":{"rendered":"Shirka Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada oo goordhow ka furmaya Jowhar"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar(SONNA):-Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu furayaa Shirka Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada, kaas oo ay ka qeyb-gali doonaan wasaaradaha arrimaha gargaarka ee dowlad-goboleedyada, Maamulka Gobolka Banaadir, hay\u2019adaha deeq-bixiyeyaasha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p>Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), isla markaana ah kii 9-aad, ayaa inta uu socdo diiradda lagu saari doonaa xaaladaha bani\u2019aadannimo, gaar ahaan barakaca, abaaraha, iyo sidii loo mideyn lahaa jawaabaha degdegga ah ee laga bixiyo musiibooyinka.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la filayaa in Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe, uu si rasmi ah u daah-furo shirka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar(SONNA):-Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu furayaa Shirka Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada, kaas oo ay ka qeyb-gali doonaan wasaaradaha arrimaha gargaarka ee dowlad-goboleedyada, Maamulka Gobolka Banaadir, hay\u2019adaha deeq-bixiyeyaasha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), isla markaana ah kii 9-aad, ayaa inta uu socdo diiradda lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":548242,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548241","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548241"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548243,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548241\/revisions\/548243"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548242"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}