{"id":548220,"date":"2025-11-09T17:12:20","date_gmt":"2025-11-09T14:12:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=548220"},"modified":"2025-11-09T17:12:20","modified_gmt":"2025-11-09T14:12:20","slug":"rw-xamsa-oo-magacaabay-wasiir-ku-xigeen-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/rw-xamsa-oo-magacaabay-wasiir-ku-xigeen-cusub\/","title":{"rendered":"RW Xamsa oo magacaabay wasiir ku-xigeen cusub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa markii uu arkay khibradda, waayo-aragnimada iyo howsha baaxadda leh ee hortaalla Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, waxa uu u magacaabay Marwo Maryan Cali Abuukar Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-548221\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6828-300x294.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"294\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6828-300x294.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6828-1024x1003.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6828-768x752.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6828-1536x1505.jpeg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6828-860x842.jpeg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/IMG_6828.jpeg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka. Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa markii uu arkay khibradda, waayo-aragnimada iyo howsha baaxadda leh ee hortaalla Wasaaradda Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka, waxa uu u magacaabay Marwo Maryan Cali Abuukar Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Qoyska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":548221,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-548220","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548220","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=548220"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":548222,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/548220\/revisions\/548222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/548221"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=548220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=548220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=548220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}