{"id":547987,"date":"2025-11-06T14:01:00","date_gmt":"2025-11-06T11:01:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=547987"},"modified":"2025-11-06T14:01:00","modified_gmt":"2025-11-06T11:01:00","slug":"taliyaha-ciidanka-boliiska-soomaaliyeed-oo-guddoomiyay-kulan-looga-hadlayay-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-boliiska-soomaaliyeed-oo-guddoomiyay-kulan-looga-hadlayay-amniga\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Hoggaannada, Fadhiyada Madaxa-banaan iyo Qeybaha Boliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa looga hadlay Amniga Guud , u diyaar garowga xuska 82-guuradii kasoo wareegatay Asaaska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed , Derdergelinta dhismayaasha iyo Dayactirada lagu wado xarumaha shaqada ee Ciidanka oo meel wanaagsan maraya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Hoggaannada, Fadhiyada Madaxa-banaan iyo Qeybaha Boliiska Soomaaliyeed. Kulanka waxaa looga hadlay Amniga Guud , u diyaar garowga xuska 82-guuradii kasoo wareegatay Asaaska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed , Derdergelinta dhismayaasha iyo Dayactirada lagu wado xarumaha shaqada ee Ciidanka oo meel wanaagsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":547988,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-547987","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547987","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=547987"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547987\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":547989,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/547987\/revisions\/547989"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/547988"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=547987"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=547987"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=547987"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}